- Boga "
tv
" halkan aya laga soo toosiyay.
Telefishin
ama Telefisiyoon (TF/TV) sida badan waxaa loo isticmaalaa gudbinta iyo helida sawirada socda iyo maqal. Telefishinka waxaa badanaa laga fiirsada dhacdhooyinka aduunka waxyaabaha cusub ne waa lagu faaniyaa.