Isniin
waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa
Axadda
iyo
Talaadada
.
Isniin waa maalinta sadexaad ee isbuuca
Islaam
ahaan , waana maalinta koowaad ee isbuuca marka laga fiiro istandharka ISO 8601, waxay badanaa tahay maalinta wadama gaalada shaqada laga bilaabo.
luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Monday, mida Finnishakana Maanantai, Nederlanka/Holandees Maandag.