Coordinates
:
35°53′N
14°30′E
/
35.883°N 14.500°E
/
35.883; 14.500
Malta
ama
Jamhuuriyadda Malta
loona jaqaano (jasiirada malta). waa Wadan jasiirado ka kooban oo ku yaalo
Bada Dhexe
ee
Yurub
. malta waa mid kamida wadamada ugu yaryar qaarada
Yurub
malta waxa ay kakoobantahay sadex jasiiradood oo aad u yaryar.
Malta juquraafi ahaan waxa ay kutaalaa qaarada
Afrika
laakiin siyaasad ahaan waxay raacsantahay qaarada
Yurub
wadanka ugu dhaw wadamada
Yurub
waa wadankla
taliyaaniga
dhanka kale jasiirada maalta waxa ay aad iyo aad ugu dhawdahay wadamada waqooyiga qaarda
Afrika
sida
Libiya
iyo
Tunisiya
wadanku waxa uu ka koobanyahy sadex jasiiradood oo ladaganyahy waxaana ugu wayn jasiirada malta waxaa soo labaysa jasiirada
Gozo
waxa kale oo sadexda jasiiradood ee malta ka koobantahy kamida jasiirada
Kemmuna
oo ah jasiirad aad u yar waxa kale oo jira jasiirado dhawr ah oo aad uyaryar cidina ayna kunoolayn.jawiga jasiirada malta waa jawiga ama cimilada bada dhexe.
dadka malta kunooli waxa ay tiro ahaan gaadhayaan afar boqol oo kun oo qof waxa jira qurbojoog gaadhaya halmilyan oo maalta katagay kuna nool daafaha caalamka dhamaan dadka kunool maalta waxa ay haystaan diinta kiristanka. waxaanay ka tirsanyihiin kaniisada katoliga
Dadka reer malta waxa ay kuhadlaan luqada maltiska oo ah mid kamida faraca luqadaha (
Luqadaha Semitiga
) waxa la ogyahay in dadka maltisku ay kasoo jeedaan waqooyiga afrika gaar ahaan tunisiya iyo libiya sidaas awgeed luqda maltisku waa farac ka lumay carabiga %60 kalmadaha luqada maltisku waa carabi walaw ay luqadaha ingiriisiga iyo talyaanigu aad u bedeleen.luqada maltiska waxa loo isticmaalaa xarfaha latinka
Madaxwaynaha jamhuuriyada malta waxa lagasoodoortaa baarlamaanka. madaxwaynuhu malaha wax awood culus ah waxa uu madaxwaynuhu magacaabaa raysalwasaaraha iyadoo la eegayo natiijadii doorashooyinka
caadatan raysalwasaaruhu waxa uu noqdaa gudoomiyaha xisbiga doorashada ku adkaada xiliga barlamaanka doorashooyinkiisa lagujiro. baarlamaanka malta waxa lagumagaacaabaa (
Kamra tar Rappre?entanti
). oo amcneheedu yahay golaha wakiilada
Tiirarka uguwaawayn ee dhaqaaalaha malta waxa kamida beeraha kaluumaysiga dalxiiska. shirkada (Malta Drydocks) waa shirakada uguwayn ee shaqaalha fursado shaqo siisa waana shirkada labaad ee
yurub
ugu wayn dhanka samaynta agabka kaluumaysiga. waxa kale oo iyana jirta shirkad lagu magacaabo (AJD TUNA) oo ah shirkada
bada dhexe
ugu wayn dhanka kaluumaysiga. malta sanadkii waxa malta dalxiis ahaan u yimaada dad aad ubadan oo kayimaada wadamada qaarada
yurub
kuwaas oo dakhlibadan sogaliya wadanka malta
Dhaqanka maalta ama dhaqanka dadka maaltiisku waa mid aad ugu dhex qasmay dhaqamada wadamada jaarka la ah malta gaar ahaan
taliyaaniga
iyo
ingiriiska
dhanka dhaqanka luqada waxa ay dadka malta kunoli ku hadlaan carabi aad isubedelay luqada rasmiga ah eemaalta lagaga hadlaa waa luqada maltiska waxa kale oo luqadrasmya ah luqada ingiriisiga. maltisku waxa ay inbadan kudadaaleen sidii ay isga fogaynlahaayeen dhaqanka taliyaaniga waxayna ujanjeedhsameen xagaas iyo gumaystahii maalta gumaysanayay inta badan oo ah ingiriiska sidaas awgayd maltisku luqada ingiriisiga waxa ay ka dhiteen luqad rasmi ah
- ↑
. The Malta Independent
http://www.independent.com.mt/articles/2016-03-17/local-news/Maltese-sign-language-to-be-recognised-as-an-official-language-of-Malta-6736155052
.
- ↑
http://ec.europa.eu/public_opinion/archives/ebs/ebs_243_en.pdf
- ↑
3.0
3.1
3.2
3.3
Census 2011
. National Statistics Office, Malta
- ↑
Zammit, Andre.
Ekistics
. Athens Centre of Ekistics.
53
(316/317): 89?95.
JSTOR
43620704
.
- ↑
"Nuqul Archive"
.
Eurostat
. 14 June 2018. Waxaa laga kaydiyay
the original
21 June 2015
. Soo qaatay
29 June
2018
.
- ↑
6.0
6.1
6.2
6.3
. International Monetary Fund
http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2017/02/weodata/weorept.aspx?pr.x=56&pr.y=1&sy=2018&ey=2018&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=181&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CNGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. Eurostat Data Explorer. Waxaa laga kaydiyay
the original
4 Bisha Saddexaad 2016
. Soo qaatay
4 December
2015
.
- ↑
. United Nations Development Programme
http://hdr.undp.org/en/composite/HDI
. Soo qaatay
25 March
2017
.
- ↑
Lesley, Anne Rose (15 April 2009). John Wiley & Sons. p. 139.
ISBN
0470746106
https://books.google.com/books?id=Gr3g2SMGPZgC
.