Daanta galbeed

Ka Wikipedia

Coordinates : 32°00′N 35°23′E  /  32.000°N 35.383°E  / 32.000; 35.383

qariirada Daanta galbeed

Daanta galbeed ( Af-Carabi ????? ???????. waa dhul xiran oo ka mid ah dhulka Falastiin . Daanta galbeed, waxaa bariga kaga xiga Wabiga Urdun , dhinaca woqooyiga iyo galbeedka iyo koonfurtaba waxaa kaga dhagan xariiqanta Cagaaran oo israil sameesay sanadka marka oo ahaa 1949kii , waa marka oo dhamaaday, dagaalkii carabta iyo israil 1948ii . dadka degen Daanta galbeed, waxaa ee garayaan, in ka badan 2,4 miliyan oo qof.