Eeg sduu hadda yahay
Xisaab
Erey ahaan waxaa loo qeexi karaa siyaabo kala duwan waa cilmiga darsidda Tirada, Dhismoiyo, Aduunka, Isbedelada xisaabtu inta badan waa hab wax lagu tirsado.
Xisaabta waxaa mararka qaarkood loo arki karaa inay tahay cilmi
Saynis
dabiiciga ah, gaar ahaan
Fiisikis
Waxaan kujira halkaan
0
maqaalo ku saabsan xisaabta
Wikipedia
.
Qabaal
ingriis ellipse oo macnaheedu yahay wax kala dhiman, waa salax u eg qaabka
Qardhaasta
Waxaa la adeegsan karaa abyane Xadidan si loo xaqiijiyo Bedka Qabaal a iyo b waana sidaan
Mashaariic ku saabsan Xisaabta
Mashaariic ku saabsan Xisaabta
hadii aad fikir haysid ku saabsan sida lagu hor marin karo maqaalkaan waad soo gudbin kartaa.
- Mashaariicda kusaabsan Xisaabta iyo hormarinteeda.
Muxamed bin Muuse al-Khwarizm?
waa ninkii alifay
xisaabta
nooca loo yaqaan
aljebra
.
Saami qumman
ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3
labo
ka
sadax
)
Tusaale ahaan:
Biyaha lacabaa waxa ay udhigmaysaa dadka tiradooda
habkaan ayaana uxisaabi karnaa
Biyihii lacabay dhamaan = Biyaha qofku uu isticmaalo X Tirada dadka
hab kale ayaana udhigi karnaa
Dhamaan biyhii la isticmaalay = saami X Tirada dadka
Saami = qiyaastii uu isticmaalay qofkiiba
Tusaale ahaan
Habka fisigiska
Bir latumaya oo af mudac ah loo samaynayo waxa ay udhigmaysaa kuleelkeeda
Tumis = Saami X heerkulka birta
Saamigu waxa uu noqonayaa = Intee la dheereeyey birtaan habka kuleelka
Si aad ufahanto waxaa kugu filan birtii gaabneed oo af mudac ah loo sameeyey
Tusaale ahaan L_0 ka hor inta aan la fidin waxa uu la midyahay kadib markii la dheereeyey
alpha : Waxa ay ka dhigantahay wixi birta lagu dheereeyey
Si guud
|
Habka
|
Aragti tiro
|
Xisaab goos goos ah
|
|
|
|
|
Furfuris
|
Aljabra
|
Topologia
|
Dhaqan galinta
|
|
|
|
|
(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)