Saynisku
waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la adeegsanayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha!
waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin:-
- Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo Sida
Fiisigis
- Mid ku dhisan Khibarad ee laga qaatay dabiicadda
Tusaale: Haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo Haydrojiin ah iyo Hal atam oo Ogsijiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa!! maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo".
saynisku waa cilmi ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay.
- Tirada maqaallada ku saabsan saysiska ee insaykolobeediyaha ilaa iyo hadda wuxay gaartay -
1
Iskudubbarid
|
'
Curiye kimiko
waa
macdan
, kimiko
adke
,
hawo
ama
dareere
ah kuwaas oo laga helo meelo kala duwan oo
dhulka
ah. Sida la ogyahay, ilaa hada waxaa jira
118 Curiye
, kuwaas oo ku xusan miiska
Diwaanka Curiye
.
Intaas waxaa dheer, ayadoo lagu saleeynayo calaamadaha iyo dhaqanka curiye ayaa wuxuu u kala baxaa qeeybo badan oo, guud ahaan, soo hoosgala
Bir
(metal) 91 curiye,
Bir la Mood
(metalloid) 6 curiye,
Bir Ma Ahe
(nonmetal) 17 curiye, iyo
Neefo
.
Sida caadiga ah, curiye waa walax kimiko oo ka samaysan
atom
taas oo lagu kala saaro
tirada atomic
ee bu'diisa ku jirta - tirada borotoono ee bu'da atom.
Guud ahaan, waxaa curiyaha loo qeybiyaa sadex nooc:
Bir
,
Bir la Mood
iyo
Bir Ma Ahe
. Tusaale fiican waxaa ah,
Ogsajiinta
iyo
Nitrojiinta
(Bir Ma Ahe),
Silikoonta
iyo
Aarsenik
(Bir La Mood), iyo
Aayronta
,
Naxaasta
,
Dahabka
iyo
Koberta
oo ah bir.
Curiyaha kimiko waxaa ugu miisaan fudud
Haydarojiinta
oo leh tiro atomic 1 iyo tan ku xigta
Hiliyaamta
oo leh tiro atomic 2. Sidoo kale, labadan curiye waa kuwa ugu badan
Koonka
; halka
Aayron
iyo
Ogsajiintu
ay yihiin labada ugu badan qaab-dhismeedka
qolofta dhulka
.
Inkastoo
macdanta
iyo
isku dhisyada
curiyaha qaarkood
dadku
aqoon u lahaayeen tan iyo
10,000 sano
ka hor, inta u badan curiyayaasha waxaa la helay dhamaadkii
qarnigii 19aad
iyo
qarnigii 20aad
.
Sii aqri
?
Kayd
'
Neefta gibilka hawada ama atmoosfeerka ee dhulka waxa ay soo dirtaa ilays buluug ah in ka badan kuwa kale ee mowjadahooda, waxa ay dhulka siisaa neecaaw buluug ah marka laga eego hawada sare.
- Kayd -
'
Ibn Haytham
Waa aqoonyahan Muxamed bin Xasan bin xuseyn bin Heytham Abuu Cali Albasri 965-1039, waa caalim Muslim ah kaas ku caan baxay aqoonta Xisaabaadka, Araga ( Optics ), Ingineernimada.
Sii aqri
?
Kayd
'
Qeybaha
Qodobbo ka mid ah Sayniska
Qodobbo ku jira laamaha Sayniska
Sayniska Dabiiciga
|
Cilmiga Bulshada
|
Cilmiga hab-dhaqanka
|
Cilmiga dabaqidda
|
Cilmiga caafimaadka
|
Kuwa kale
|
|
'
(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)