Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika

Ka Wikipedia
Calanka Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika waa wadan Dhul Xiran oo ku yaalo Bartamaha qaarada Afrika , waxoo xuduud la leeyahay wadamada Jad , Suudaan , Jamhuuriyadda Kongo , Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo iyo Kamiruun . Wadankaan markiisa hore waxaa gumeesan jiray Faransiiska .