Coordinates
:
37°37′40″N
122°25′34″W
/
37.6278522°N 122.426103°W
/
37.6278522; -122.426103
YouTube, LLC
|
File:YouTube Homepage Dec 7 2012.png
muuqaalka youtube sanadkii 2007da
|
Nooca
| Hoosgale
|
---|
Waxaa la asaasay
| Febraayo 14, 2005
; 19 sanadood ka hor
(
2005-02-14
)
|
---|
Headquarters
| 901 Cherry Avenue, San Bruno,
Kaliforniya
,
Maraykanka
|
---|
Banaan u adeegay
| Dunida
oo dhan (marka laga reebo
wadanada laga xanibey isticmaalka Youtube-ka
)
|
---|
Aasaasayaasha
| - Steve Chen
- Chad Hurley
- Jawed Karim
|
---|
Dadka Muhiimka
| Susan Wojcicki (Sarkaalka Ugu Sareeya)
Chad Hurley (La taliye)
|
---|
Industry
| Internet
Adeeg Maqal-Muuqaal
|
---|
Waalidka
| Independent (2005?2006)
Google
(2006?wakhti xaadirka)
|
---|
Dhigyo
| Warbaahi naftaada (2005?2012)
|
---|
Website
| YouTube.com
|
---|
Written in
| Python
[1]
iyo JavaScript
|
---|
Alexa
garaado
| 3 (July 2015
[update]
)
[2]
|
---|
Advertising
| Google xayaysiis
|
---|
Diiwaan-qoritaan
| Ikhtiyaar
(khasab ma ahan inaad isdiiwaangeliso si aad u daawato maqal-muuqaal; laakiin waa inaad ciwaan leedahay si aad u soo geliso fiidiyoow ama faalo aad uga bixiso. Waxaa jira maqal-muuqaal la rabo in qofku yahay
qaangaadh
(18+) si uu u daawado aaladahaasi.)
|
---|
Available in
| 76 luuqadood oo kala duwan
[3]
|
---|
Launched
| Febraayo 14, 2005
; 19 sanadood ka hor
(
2005-02-14
)
|
---|
Current status
| Hada shaqeynaya
|
---|
- Kani waa maqaal ku saabsan aalada
internetka
maqal-iyo-muuqaalka ah ee Youtube. Isticmaalo kale fiiri "Youtube isticmaal kale".
Youtube
, loo qoro
YouTube
waa aalad
internet
maqal-iyo-muuqaal ah xarunteedu tahay San Bruno, Kaliforniya wadanka
Mareykanka
, midaasi oo isticmaalayaashu soo geliyaan maqal-muuqaal (video) kala duwan.Youtube waxaa sameeyay sadex dhalinyaro ah sanadkii 2005ta. Bishii Nofembar 2006da ayaa waxa websiteka Youtube lacag dhan
US$
1.65 bilyan ku iibsaday
Shirkada Google
oo ilaa maanta gacanta ku heeysa websitekaasi.
[4]
.
YouTube
maanta waxay ka mid tahay rukunada ugu waaweyn ee macaashka badan ka soo galo shirkada Google.
[5]
Websitekan wuxuu u shaqeeyaa nidaam ka duwan adeegyada kale ee laga helo internetka, waxaa isticmaalayaasha loo oglol yahay ineey soo geliyaan isla markaana wadaagaan maqal-muuqaal nooc kasta leh.
Sidoo kale waxaa la ogol yahay faaleynta, xarkeynta iyo kala sareeysiinta fiidiyoowyada laga helo websitekaasi. Isticmaalayaasha waxaa loo ogol yahay maqal-muuqalo ka kooban
heeso
,
filimaan
, xayaysiis iyo kuwo kala duwan. Sidaas ay tahay waxa jira noocyo badan oo fiidiyoow aan la ogolayn soo gelinta Youtubeka, gaar ahaan filimaanta galmada, anshax xumada iyo akhlaaq darida ah.
YouTube
waa
Website
aad u caana oo qofwaliba fiidyawgiisa dhigan karo ama kaga qaybgali karo waxaa la aasaasy 2005tii waxa sameeyay sadex nin oo shqaale hore uga ahaan jiray shirkada PayPal waxa ay ku aasaaseen magaalda San Bruno Kaliforniya ee
Maraykanka
waxa loo adeegsadaa isticmaalka youtubeha teknoolijiga Adobe Flash waxa wabsaytkan laga daawankaraa aflaamta wararka heesaha iyo waxyaabo kale oo aad ubadan
Waxa aasaaska youtubeha iska lahaa sadexda nin ee kala ah Chad Hurley, Steve Chen, iyo Jawed Karim.
waxaanay ahaayeen shaqaale u shaqayn jiray shirkada paypal.