- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Howston, Tegsas, Maraykanka.
Howston, Tegsas
|
---|
|
Caasimada Howston
|
Muuqaalka Caasimada Howston.
|
Flag
|
Nickname(s):
|
Meesha kaga taalo Maraykanka
|
Wadanka
|
United States
|
---|
Gobol
| Tegsas
|
---|
Degmo
| Harris
,
Fort Bend
,
Montgomery
|
---|
Dowlad Hoose
| Juun 5, 1837
|
---|
|
? Nuuca
| Duqa-magaalada
|
---|
? Body
| Golaha Degamada Caasimada Howston
|
---|
? Duqa-magaalada
| Annise Parker
|
---|
Area
| 627.8 sq mi (1,625.2 km
2
)
|
---|
? Land
| 634 sq mi (1,552.9 km
2
)
|
---|
? Water
| 27.9 sq mi (72.3 km
2
)
|
---|
? Metro
| 10,062 sq mi (26,060 km
2
)
|
---|
Joogga
| 43 ft (13 m)
|
---|
|
?
Caasimad
| 2,099,451
|
---|
? Estimate
(2014)
| 2,239,558
[1]
|
---|
? Rank
| US:
4aad
|
---|
? Cufnaanta dadka
| 3,662/sq mi (1,414/km
2
)
|
---|
?
Urban
| 4,944,332
(
7aad
U.S)
|
---|
?
Metro
| 6,313,158
(
5aad
U.S)
|
---|
? Bulsho
| Houstonian
|
---|
Aag saacadeed
| UTC-6
(
CST
)
|
---|
? Xagaa (
DST
)
| UTC-5
(
CDT
)
|
---|
Furaha
| Area kodh 281, 346, 713, 832]
|
---|
FIPS kode
| 48-35000
[3]
|
---|
GNIS
feature ID
| 1380948
[4]
|
---|
Website
| houstontx.gov
|
---|
Howston
,
Houston
(
i
/
s
t
?n
/
HYOO
-st?n
) waa
caasimada
ugu
bulshada
badan
gobolka
Tegsas
iyo
Koonfurta Maraykanka
. Intaasi waxaa dheer, caasimadani waa mida
4aad
ee ugu shacabka badan guud ahaan wadanka Maraykanka, taasi oo leh dad dhan
2.239 milyan
(sida lagu sheegay tirokoob ay dowlada dhexe Maraykanku sameeysay sanadkii 2014ka).
[5]
Caasimada Howston waxay degan tahay
dhul
baaxadiisu dhan tahay
599.9 mayl labo-laaban
(1,553 kilomitir labo-laaban).
[6]
Sidoo kale waa caasimada ugu balaadhan ee ugu shacabka badan
Deegaanada Koonfurta Maraykanka
,
[7]
Caasimada Howston waa fadhiga
dowlada
Degmada Harris
ee koonfurbari gobolka
Texas
. Marka lagu daro nawaaxigeeda, Houston metropolitan waa mida
5aad
ee ugu shacabka weyn wadanka Maraykanka.
Taariikh ahaan caasimada Howston waxaa la aasaasay sanadkii 1836dii dooxada deegaanda Buffalo Bayou
[8]
[9]
waxaana caasimada leh dowlad-hoose laga dhigey Juun 5, 1837dii. Caasimada Howston waxaa loogu magac daray Jenaraal Sam Houston, kaasi oo
madaxweyne
ka ahaan jirey
Jamhuuriyada Tegsas
isla markaana ku guuleystay dagaalkii San Jakinto ee ka dhacay 25 kilomitir bariga meesha ay maanta tahay caasimada Howston.
Dekada dabiiciga
ah,
wado tareenka
laga dhisey deegaanadaasi,
wershadaha
laga aasaasay dhulkaasi iyo helitaanka
shidaalka
sanadkii 1901, ayaa waxay qeyb libaaxle ka qaadatey koritaanka iyo balaadhashada caasimada Howston; taasi oo soo jiidatay bulsho-weynta ku soo ururtey deegaankaasi. Horaantii
qarnigii labaatanaad
waxay Howston noqotey hooyga
xarunta caafimaadka
gobolka Tegsas, goobta ugu weyn aduunka ee
machadka cilmi-baadhista Sayniska iyo caafimaadka
, saldhiga weyn ee hay'ada
Cilmi Falaga
ee
NASA
, iyo hooyga Mission Kontrol Senter.
[10]
Dhaqaalaha caasimada Howston wuxuu ku salaysan yahay wax soo saarka
wershadaha
,
awooda
iyo tamarta, soo saarida alaabta,
shirkadaha
caafimaadka, iyo
gaadiidka
. Caasimadani waxay hooy u tahay shirkadaha ugu waaweyn ee caafimaadka, xarumaha shirkadaha waaweyn ee Fortune 500; waxaa magaaladani ka horeeya
New York
oo kali ah.
[11]
[12]
Intaasi waxaa dheer,
Dekeda Howston
waxay ku jirtaa kuwa ugu heerka sareeya dekedaha wadanka Maraykanka, waana dekad caalami ah oo la tacaasha adeega
maraakiibta caalamiga
ah.
[13]
Guud ahaan, caasimada Howston waxaa lagu naaneysaa magacyo badan kuwaasi waxaa ka mid ah
Caasimada Cirka
("Space City"), taasi oo ka turjumeysa duulimaadyada
cirka
ee ay ka fuliso hay'ada
Cilmi Falaga
ee
NASA
.
Sidoo kale, Howston waxaa lagu tiriyaa caasimad caalami ah marka la tixraaco awooda dhaqaale,
ganacsiga
, madadaalada, hidaha iyo dhaqanka, isgaarsiinta wararka,
sayniska
, ciyaaraha, feeshanka, teknoolojiyada,
waxbarashada
, daawooyinka iyo
cilmibaadhista
. Waxaa caasimadani hooy u tahay noocyo badan oo
diimaha
caalamka; iyo bulsho kale oo ka soo jeeda deegaano kala duwan oo aduunka ah. Waxaa lagu sheegaa in Howston tahay maagaalada ugu badan ee leh shacab kala duwan oo ka soo jeeda wadano kala duwan oo dunida ah.
[14]
Marka laga yimaado
xeebaha
bilicda fiican iyo deegaanka
cimilada
wacan, caasimada Howston waxay soo jiidataa tiro badan oo dalxiisayaal ah sanad kasta kuwasi oo aad u daneeynaya goobaha hidaha iyo dhaqanka iyo meelaha taariikhiga ah.
[15]
-
Caasimada Howston
-
Xarun ka mid ah xafiisyada hagitaanka ee hay'ada
NASA
ku leedahay magaalada Howston
-
Xarunta
Sayniska
iyo
Cilmibaadhista
ee Howston
-
Xarunta hidaha iyo dhaqanka iyo taariikhda ee Caasimada Howston
-
Mid ka mid ah xarumaha ciyaaraha ee Howston
-
Haalka Caasimada
-
Dabaqa ugu dheer caasimad Howston
- ↑
"U.S. Census Bureau 2014 Population Estimates for Cities"
. Waxaa laga kaydiyay
the original
2015-05-21
. Soo qaatay
2015-09-13
.
- ↑
"Nuqul Archive"
.
United States Census Bureau
. Waxaa laga kaydiyay
the original
January 18, 2015
. Soo qaatay
July 16,
2015
.
- ↑
.
United States Census Bureau
http://factfinder2.census.gov
. Soo qaatay
January 31,
2008
.
- ↑
.
United States Geological Survey
. October 25, 2007
http://geonames.usgs.gov
. Soo qaatay
January 31,
2008
.
- ↑
Berman, Mark (May 21, 2015).
http://www.washingtonpost.com/news/post-nation/wp/2015/05/21/there-are-10-cities-in-the-u-s-with-at-least-1-million-residents/?tid=sm_tw
. Soo qaatay
May 22,
2015
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. U.S. Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay
the original
2011-11-02
. Soo qaatay
2021-08-09
.
- ↑
(PDF)
. December 2008
http://www.census.gov/geo/maps-data/maps/pdfs/reference/us_regdiv.pdf
. Soo qaatay
December 24,
2014
.
- ↑
Kleiner, D.J:
Allen's Landing
from the
Handbook of Texas
Online
(February 3, 2005). Retrieved 2007-06-10.
- ↑
McComb, David G. (January 19, 2008).
http://www.tshaonline.org/handbook/online/articles/hdh03
. Soo qaatay
June 1,
2008
.
- ↑
Texas Medical Center. (2006). In
A Vision for Strategic Growth
. September 14, 2010
Archived
Febraayo 4, 2015 //
Wayback Machine
- ↑
Fortune
500 2010: Cities
Accessed May 25, 2011
- ↑
"Nuqul Archive"
(PDF)
. Waxaa laga kaydiyay
the original
(PDF)
Bisha Sagaalaad 28, 2011
. Soo qaatay
May 25,
2011
.
- ↑
(PDF)
http://aapa.files.cms-plus.com/Statistics/2010%20U%2ES%2E%20PORT%20RANKINGS%20BY%20CARGO%20TONNAGE.pdf
.
- ↑
. March 5, 2012
http://www.huffingtonpost.com/2012/03/05/houston-most-diverse_n_1321089.html
.
- ↑
"
Museums and Cultural Arts
PDF (31.8 KB)
",
Greater Houston Partnership
. Retrieved on March 21, 2009.