Coordinates
:
41°15′N
96°0′W
/
41.250°N 96.000°W
/
41.250; -96.000
- Kani waa maqaal ku saabsan gobolka Arizona, Maraykanka.
- Boga "
AZ
" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Gobolka Arizona
|
---|
|
Naaneys
:
Gobolka Buuraha Waaweyn;
Gobolka Naxaasta
|
Halkudhig: "God Enriches"
micne:
"Alle waa ku qaniyen
|
Heesta Gobolka
: "
The Arizona March Song"
iyo
"Arizona
"
|
|
Luuqada Dowliga
| Ingiriis
|
---|
Luuqado Kale
| Ka soo biloow 2010
|
---|
Bulsho
| Arizonan
[1]
|
---|
Magaalo-madax
| Phoenix
|
---|
Caasimada ugu weyn
| magaalo-madax
|
---|
Metropolitan
| Deegaanka Phoenix metropolitan
|
---|
Deegaanka
| Baaxada 6aad
|
---|
? Wadar
| 113,990
[2]
sq mi
(295,234 km
2
)
|
---|
? Balac
| 310 miles (500 km)
|
---|
? Dherer
| 400 miles (645 km)
|
---|
? % biyo
| 0.35
|
---|
? Lool
| 31° ?20′ N ilaa 37° N
|
---|
? Dhigo
| 109°? 03′ W ilaa 114° ?49′ W
|
---|
|
Bulshada
| Heerka Bulshada 15aad
|
---|
? Wadar
| 6,731,484 (2014 qiyaas)
|
---|
? Cufnaanta
| 57/sq mi (22/km
2
)
Tirada Dadka 33aad
|
---|
|
Jooga
|
|
---|
? Barta ugu sareysa
| Humphreys Peak
[3]
[4]
[5]
12,637 ft (3852 m)
|
---|
? Dhexdhexaad
| 4,100 ft (1250 m)
|
---|
? Barta ugu hooseysa
| Webiga Kolorado kaga biiro Dooxada Sonora
[4]
[5]
72 ft (22 m)
|
---|
|
Gobolnimada Ka Hor
| Dhulka Arizona
|
---|
La Midoobay Wadanka
| Febraayo 14, 1912 (48aad)
|
---|
Badhasaabka
| Doug Ducey (Jamh)
|
---|
Gudoomiyaha Gobolka
| Michele Reagan (Jamh)
|
---|
Xeerdejinta
| Xeerdajinta Arizona
|
---|
? Golaha Guurtida
| Guurtida Arizona
|
---|
? Aqalka Hoose
| Golaha Wakiilad Arizona
|
---|
|
Xubnaha Guurtida
| Vacant
Jeff Flake (J)
|
---|
Aqalka Wakiilada
| 5 Jamhuuri ah iyo 4 Dimuqraadi (
diiwaan gashan
)
|
---|
Soonka Wakhtiga
|
|
---|
? inta u badan gobolka
| Mountain
:
UTC
-7
(no
DST
)
|
---|
? Navajo Nation
| Wakhtiga Buuraha
:
UTC
-7
/
-6
|
---|
|
ISO 3166
| US-AZ
|
---|
Loo soo gaabiya
| AZ
,
Ariz.
|
---|
Website
| www.az.gov
|
---|
Arizona
(
i
/
z
o?
n
?
/
;
/
z
o?
n
?
/
);
O'odham
:
Al? ?onak
) waa
gobol
dhaca
koonfurgalbeed wadanka Maraykanka
.
Gobolka Arizona wuxuu sidoo kale ka mid yahay
Gobolada Galbeedka Maraykanka
iyo
Gobolada Buuraleyda Galbeedka
. Arisona waa
deegaanka lixaad ee ugu weyn
wadanka iyo
mida 15aad ee ugu bulshada badan
kontonka gobol ee wadanka Maraykanka. Magaalo-madaxda iyo
caasimada ugu weyni
waa
Phoenix
.
Sidoo kale, gobolka Arisona wuxuu xad la leeyahay gobolada
Meksiko Cusub
,
Utah
,
Nevada
,
kalifornia
, iyo wadanka jaarka ah
Meksiko
, iyo xad kooban oo dhaca koonfur galbeed gobolka
Kolorado
.
Gobolka Arisona wuxuu la wadaagaa dalka Meksiko xad dhererkiisu dhan yahay 389 mayl (626 km), kaasi oo fidan waqooyiga gobolada Meksiko ee lagu magacaabo Sonora iyo Baja Kalifornia.
Dhinaca kale, Arisona waa gobolka 48aad iyo kan ugu dambeeyay ee ku biira Midowga Maraykanka, ayada oo heshay magaca gobolnimada Febraayo 14, 1912kii. Wakhtigan wixii ka horeeyay waxay ka tirsanayd deegaanada loo yaqaaney
Alta Kaliforniya
ee mar ahaan ka tirsanaan jirey
Boqortooyadii Isbayn
ee markii dambe xoriyada siisey wadanka Meksiko, dowlada Maraykanku xooga kaga qabsatey Meksiko dagaalkii Meksiko iyo Maraykanka.
Guud ahaan, gobolka Arisona wuxuu caan ku yahay
cimilada iyo deegaanka
lamadegaanka
ah; waxaana lagu yaqaanaa
kuleyl
iyo hanfi wakhtiga
xagaaga
iyo
gu'ga
, iyo cimilo degan wakhtiga
jiilaalka
ah. Waqooyiga Arisona waxaa ka baxa dhir badan oo
keymo ah
kuwaasi oo leh noocyo badan oo dhir ah sida geedka Douglaska, spurseka iyo wixii la mid ah. Sidoo kale gobolkan Arisona wuxuu leeyahay deegaano aad u sareeya oo dhul sare ah, kuwaasi waxaa ka mid ah barta gobolka ugu sareeysa ee Humphreys Peaks oo joogeedu dhan yahay 12,637 ft (3852 mitir),
buuraha San Fransiisko
iyo Kolorado Plateu.
[6]
Magaca gobolkani wuxuu u muuqdaa inuu asal ahaan ka yimid ereyga Isbaanishka
Arizonac
, kaasi oo laga soo amaahdey erey luuqada O'odham-ka
al? ?onak
, taasi oo micnaheedu tahay "dayrtii yarayd", taasi oo la odhan karo wuxuu ka turjumayay biyo yarida iyo
roob
la'aanta ka jirtey deegaanka.
[7]
[8]
[9]
[10]
Tani waxaa taageeraya xaqiiqada ah in ilaa maanta loo yaqaano luuqada
al? ?onak
ee afka O'dhamya.
[11]
Erey kale oo macquul ah waxaa laga so xigtay luuqada Basque, waa ereyga
haritz ona
oo micnahiisu tahay "geedo yare".
[12]
[13]
[14]
Fikrado kale ayaa jira oo ku adkeeysanaya in magaca Arizona ka yimid ereyga Isbaanishka ah ee "Arid Zone" oo micne ahaan noqoneysa "Deegaankii Qalalnaa".
[15]
Gobolka Arizona wuxuu dhacaa koonfurgalbeed wadanka
Maraykanka
, waxaanu ka tirsan yahay gobolada Galbeedka wadanka Maraykanka. Sidoo kale Arizona waa gobolka lixaad ee ugu baaxada weyn kontonka gobol ee wadanka, waxaana ka weyn
Meksiko Cusub
waxaana ka yar
Nevada
. Intaas waxaa dheer gobolku wuxuu ku fadhiyaa baaxad dhan 113,998 mayl isku wareegsan, taasi oo ilaa 15% tahay dhul si khaas ah loo leeyahay. Inta soo hadhay waxay iskugu jirtaa keymo waaweyn, beero raaxo dadweynaha, dhul u gaar ah gobolka iyo keydka dadka asal ahaan loogu yimid
qaarada Waqooyiga Ameerika
ee loo yaqaano
Hindida Cas
.
Inta ugu badan gobolka Arisona waa
lamadegaan
, dhul joog sareeya iyo deegaano qalalan oo ay ka baxaan kaliya
geedka Tiinka
.
-
Galbeedka Dooxada Monument
-
Keynta Blue Messa National Park
-
Buuraha Grand Canyon
-
Deegaanada Sare ee San Fransisko
oo ka muuqda Bellemont, Arizona
-
Lamadegaanka Sonoran ku dheyaala Sugundo National Park
-
Buuraha dhagaxa cas ee Sedona, Arizona
-
-
-
-
-
-
-
- ↑
. Merriam-webster.com. April 25, 2007
http://www.merriam-webster.com/dictionary/arizona
. Soo qaatay
December 28,
2011
.
- ↑
"2010 Census State Area Measurements and Internal Point Coordinates"
.
U.S. Census Bureau
. Retrieved February 14, 2012.
- ↑
Template:Cite ngs
- ↑
4.0
4.1
"Nuqul Archive"
.
United States Geological Survey
. Waxaa laga kaydiyay
the original
July 22, 2012
. Soo qaatay
December 28,
2011
.
- ↑
5.0
5.1
Elevation adjusted to
North American Vertical Datum of 1988
.
- ↑
All about Arizona
. sheppardsoftware.com. Retrieved September 21, 2010.
- ↑
Bright, William (2004).
Native American Place Names of the United States
. Norman: University of Oklahoma Press, pg. 47
- ↑
Kitt, E. O.; Pearce, T. M.
Western Folklore
.
11
(4): 284?287.
doi
:
10.2307/1496233
.
- ↑
Harper, Douglas.
Online Etymology Dictionary
http://www.etymonline.com/index.php?term=Arizona
. Soo qaatay
December 28,
2011
.
- ↑
McClintock, James (1916).
Arizona, Prehistoric, Aboriginal, Pioneer, Modern: The Nation's Youngest
Commonwealth
within a Land of Ancient Culture
. Chicago: The S.J. Clarke Publishing Co.
- ↑
Saxton, Dean, Saxton, Lucille, & Enos, Susie. (1983).
Dictionary: Tohono O'odham/Pima to English, English to Tohono O'odham/Pima
. Tucson, AZ: The University of Arizona Press
- ↑
Thompson, Clay (February 25, 2007).
"Nuqul Archive"
.
The Arizona Republic
.
La keydiyay
asal ahaan August 1, 2007
. Soo qaatay
March 3,
2007
.
- ↑
Jim Turner.
"Nuqul Archive"
. Arizona Historical Society. Waxaa laga kaydiyay
the original
August 2, 2007
. Soo qaatay
March 3,
2007
.
- ↑
Donald Garate, 2005, "Arizonac, a twentieth-century myth",
Journal of Arizona History
46(2), pp. 161?184
- ↑
Thompson, Clay (February 11, 2007).
The Arizona Republic
http://www.azcentral.com/news/columns/articles/0211clay0211.html
. Soo qaatay
December 29,
2014
.