Boqortooyada Denmark
Kongeriget Danmark
|
|
Hal ku dheg:
(
royal
)
- "Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke"
[lower-alpha 1]
- "God's Help, the People's Love, Denmark's Strength"
|
Heesta qaranka:
"
Der er et yndigt land
"
"
There is a lovely country
"
Heesta qaranka:
"
Kong Christian stod ved højen mast
"
"
King Christian stood by the lofty mast
"
|
|
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
|
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
|
Copenhagen
55°43′N
12°34′E
/
55.717°N 12.567°E
/
55.717; 12.567
|
Luqadaha rasmiga ah
|
Danish
|
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
|
|
Dadka
|
|
Xukunka
|
Unitary
parliamentary
constitutional monarchy
|
-
|
Monarch
|
Frederik X
|
-
|
Prime Minister
|
Lars Løkke Rasmussen
|
-
|
Speaker of the
Folketing
|
Pia Kjaersgaard
|
Sharci dejinta
|
Folketing
|
Consolidation
8th century
|
---|
Baaxad
|
-
|
Denmark
[lower-alpha 2]
|
42,915.7 km
2
[3]
(
133rd
)
16,562.1 sq mi
|
-
|
Greenland
|
2,166,086 km
2
(836,330 sq mi)
|
Tirada dadka
|
-
|
Jan 2012
qiyaasta
|
5,580,413
[4]
(
111th
)
|
-
|
Mugga Dadka
(Denmark)
|
130/km
2
336.7/sq mi
|
Wax soo saar
(
PPP
)
|
2012 qiyaastii
|
-
|
Guud ahaan
|
$210.147 billion
[5]
[lower-alpha 4]
(
52nd
)
|
-
|
Qof qof
|
$37,657
[5]
(
20th
)
|
Qaybsiga
(2009)
| 24.7
[lower-alpha 4]
(
low
/
1st
)
|
Kobaca
(2013)
| Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali 0.901
[6]
[lower-alpha 4]
(
very high
/
15th
)
|
Lacagta
|
Danish krone
[lower-alpha 5]
(
DKK
)
|
Waqtiga
|
CET
(
UTC
+1
[lower-alpha 4]
)
|
-
|
Xagaa (
DST
)
|
CEST
(
UTC
+2)
|
Wadista Baabuurta
|
right
|
Thiinada telka
|
+45
[lower-alpha 6]
|
Furaha Internetka
|
.dk
[lower-alpha 7]
|
Denmark
waa wadan ku yaalo
Skandinafiyen
ee woqooyiga qaarada
yurub
. Denmark iyo gobolada ee maamusho
Griinland
iyo
Jasiiradaha
Feroe
waxaa la isku dhahaa
Boqortooyada Denmark
. Wadanka denmark wuxuu xuduud la leeyahay wadanka
Jarmalka
oo ka xiga koonfurta, waxaana ku wareegan
bado
kala duwan oo ah
Badda Woqooyi
,
Skajirak
iyo
Kattegat
,waxeena ka xigaan
Galbeedka
,
Woqooyiga
iyo
Bariga
.Danmark waxee ka koobantahay jasiirada
Yulland
iyo 406 jasiirado yar yar ah iyo kuwo waaweyn.Wadanka denmark waxaa la degenaan jiray 100,000 oo sano.intii lagu jiray
Qarnigii Wikinka
,shacabka danishka waxee aad u daneen jireen lakulanka caalamka. waxaana ka mid ah
Madnimadii Kalamar
iyo kuwo badan.
Renaysans
micnaheeda waxoo ahaa isbedel weyn oo kadhacay wadanka denmark, waa markii ee bilaabatay
Isbedelkii Brotestantiga
.Dastuurka danishka waxaa la saxiixay 5 Luuliyo 1849.waa markii oo bilaawday xukumada dimuqraadiga.Wadanka jarmalka waxoo denmark qabsaday
Dagaalkii Labaad ee Aduunka
, marka oo dagaalka dhamaaday denmark wee ka xoroowday.Markaas kadib wadanka waxuu ku biiray
Neto
kadibna
Midowga Yurub
.Wadanka waxuu qaxootiga badan soo galeen sanadihii u dhaxeeyay 1980meeyadii iyo 90kii.Maantana waxaa lagu eedeeyay sawiradii nabi maxamed (CSW) oo mudahaaraadyo badan luxay muslimiinta caalamka.Shacabka danishka waa dad isku dhaxjiro oo ka kooban qoomiyada danishka iyo qaxootiga,waxaana wadanka degan 5,5 miliyan oo qoys.
Luqada danishka waa luqada rasmiga oo looga hadlo.wadanka Denmark waa wadan
Dastuur monarki
ah.Raiisul wasaaraha wadanka waa madaxa sare,Baarlamaankana waa xukun dejin.Wadanka waxuu leeyahay 5 gobol iyo 98maamulayaasha degmooyinka.Denmark waa wadan taajir ah dhamaan shacabka ku nool waa dad waxbartay shaqeestana.
magacaabida magaca denmark waxaa loola jeedaa "Beeraleyda Danishka".
taariikhda danmark waxee ka horeysay
Qarnigii Dhagaxa
, waxeena taariikhda u badantahay qarnigii dhaxa.Denmark waxaa laga helay alaab la isticmaali jiray 100,000 oo sano kahor, xiligii barafka. waxaana laga sameeyay dhagax la qoray.
- ↑
Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke
has been adopted by Margrethe II as her personal motto.
[1]
- ↑
2.0
2.1
The Kingdom of Denmark's territory in
continental Europe
(i.e. Jutland and the proximate surrounding islands) is referred to as "Denmark
proper
", "
metropolitan
Denmark"
[2]
or simply (and most commonly) "Denmark". In the main body of this article, "Denmark" refers to the European territory excluding Greenland and the Faroe Islands.
- ↑
Danish is official in Denmark proper and co-official in the Faroe Islands, but not in Greenland; Greenlandic is the sole official language in Greenland. German is recognised as a protected minority language in the South Jutland area of Denmark.
- ↑
4.0
4.1
4.2
4.3
This data is for Denmark proper only. For data pertaining to
Greenland
and the
Faroe Islands
, see their respective articles.
- ↑
In the Faroe Islands the currency has a separate design and is known as the
krona
, but is not a separate currency.
- ↑
The
Faroe Islands
(
+298
) and
Greenland
(
+299
) have their own country calling codes.
- ↑
The
TLD
.eu
is shared with other
European Union
countries. Greenland (
.gl
) and the Faroe Islands (
.fo
) have their own TLDs.