Belgaraad
|
---|
|
Flag
Coat of arms
|
|
Dalka
| Seerbiya
|
---|
Belgaraad
Afka Serbiyaanka (Београд) waa caasimada wadanka
Serbia
waana magaalda gabi ahaan wadankaas ugu wayn.waxa ay kutaalaa barta ay ku kulaan laba wabi ee
Danube
iyo
Safa
. dadka magaalada Belgaraad kunooli waxa ay gaadhayaan 1.2 milyan oo qof,halka dadka kunool hareeraha magaalada marka lagu tiriyo ay tiradu gaadhayso 1.7 milyan oo qof.magaaladan waamid kamida magaalooyinka ugu waawayn bariga
Yurub
.magaaladan waxa ay ahayd amaba ay xarun u ahayd Xadaaradii ugu faca wayneed qaarada Yurub oo idil waana "Fenka" taas oo jirtay lix kun oo sanadood kahor dhalashadii
Nabi Ciise C.S.
qarniyadii iyo taariikhihii hore magaaldan waxa daganaa qabiilo looyaqaanay (siki) waxaanay halkaa daganaayeen ilaa 275 sano kahor Dhalashadii nabai Ciise C.S. markaas oo magaalda ay gacanta u gashay Qabiilka looyaqaano (Kalta).