- Kani waa maqaal ku saabsan
magaalo madaxda
wadanka Maraykanka.
- Haku khaldin madaxweynihii ugu horeeyay Maraykanka ee
George Washington
iyo gobolka galbeedka Maraykanka
Washington (gobol)
Caasimada Washington
(
Af-Ingiriis
Washington, District of Columbia
ama haddii la soo gaabiyo
D.C
oo micnaheedu yahay (District of Columbia), waa caasimada dalka
Mareykanka
. Magaalada washington waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed
Luuliyo
16,
1790kii
. waa magaalo oo degan dad gaaraayo ilaa 599,657 oo qof. Magaaladaan waxee u dhaxeesaa gobolada
Virginia
iyo
Maryland
. Magaalada waashington waxaa ku yaalo Kongriska, Maxkamada sare, Aqalka cad iyo guryo badan oo Dawladda mareykanka degentahay.Saldhiga Difaaca (Pentagon) waxoo ku yaalaa gobolka virginia. Magaalada waxaa ku yaalo guryo badan oo taariikhda laga barta "Matxaf" iyo maktabado badan.
magaalada markeeda hore waxaa degenaan jiray dad mareykan ah oo asalkooda ahaa (Nacotchtank) oo ku hadlo luqada (Algonquian). washington waxee mar ahaan jirtay caasimada Filadelfia ee gobolka Pennsylvania. dad badan ayaa jecleesan in ee caasimada ka mid noqoto gobolo, 1790kii waxaa la sameeyay magaalo cusub oo caasimada ah, waxeena u dhaxeesaa gobolada Virginia iyo Maryland, dhulka caasimada laga dhigay waxaa loogu magac daray (District of Columbia), waqtigaas magaca Columbia caan ee ka eheed mareykanka.