- Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada. Boga "
baasto makarone
" halkan ayaan laga toosiyay
|
|
|
Alaabta lagu sameeyo makaroonaha
|
Makaroone
(
Af Ingiriis
:
macaroni
;
Af Carabi
:
ar
; loogu dhawaaqo:
/
k
?
?
r
o?
n
i
/
) waa nooc ka mid ah
baastada
qalalan kaasi oo leh qaab dhuuban oo wareegsan isla markaana gaaban. Sidoo kale, makaroonahu waa
cunto
[1]
diyaar ah oo asal ahaan ka soo jeeda wadanka
Talyaaniga
, taasi oo la aaminsan yahay in lagu isticmaali jirey ila
sanadkii 1154
.
[2]
Makaroonaha waxaa laga sameeyaa
midhaha
firileyda
ah oo la ridqay (burburiyay) ka dib lagu qasay jiis (cheese) iyo
biyo
. Makaroonuhu wuxuu kaga duwan yahay noocyada kale ee baastada waxaa ka mid ah dhererka, iyo waxyaabaha laga sameeyo.
Makaroonaha, meelaha qaar looga yaqaano
Baasto gaagaab
, waa cunto ka mid ah
raashinka
dadku isticmaalaan maalin kasta, gaar ahaan waxaa baastada la isticmaalaa
cashada
iyo
qadada
. Sidoo kale, waxaa jira noocyo badan oo baasto ah, taasi oo leh midabo kala duwan, dhadhan iyo
nafaqo
kala duwan. Farqiga baastada waxaa keeni kara midhaha iyo waxyaabaha laga sameeyay.
Silsilad ka mid ah
|
Cuntooyinka
|
|
Noocyada Cuntada
|
|
Cuntada La Cuno
|
|
Cunto Fudud
|
|
|
Si la mid ah shacabka caalamka,
bulshada Soomaalidu
waxay isticmaalaan noocyada kala duwan ee baastada. Inta ugu badan waxaa la cunaa baastada wakhtiga
qadada
iyo
cashada
, laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada baastada ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah
baasto iskudhax karis
iyo
baasto iyo
suugo
.
-
Baasto dhaadheer
-
Basto gaagaab
-
Baasto gagaab
-
Basto fudud
-
Basto ukun
-
Basto cusub
-
Basta al forno
Bastada cusub waa mid ka samaysan midho feresh ah taasi oo lagu diyaariyo xaafadaha ama deegaanada lagu isticmaalayo. Baastada noocan ah waxaa inta ugu badan laga sameeya
daqiiq
cusub oo lagu xashay
ukun
iyo
xawaash
fudud.
[3]
Baastada qalalan waa nooca lagu diyaariyo
wershadaha
sababtoo ah waxaa mashiino lagu sameeyaa wax badan oo loogu talogalay baayacmushtar iyo ganacsi. Sida badan laguma daro
ukun
, laakiin waxaa laga yaaba in noocyo ka mid ah lagu daro waxyar oo ukun ah.
|
---|
|
|
|
Dhirta la cuno
| | |
---|
|
Khudaar
| |
---|
|
Cunto iyo Cabitan
| |
---|
|
La Xidhiidha
| |
---|
|
|