- Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada. Sidoo kale fiiri
raashin
Silsilad ka mid ah
|
Cuntooyinka
|
|
Noocyada Cuntada
|
|
Cuntada La Cuno
|
|
Cunto Fudud
|
|
|
Casho
(
Af Ingiriis
:
dinner
;
Af Carabi
:
ar
) waa
cuntada
sadexaad ee dadku cunaan habeenkii ka hor intaanay seexan. Sida caadiga ah cashadu waa cuntada ka dambeysa
qadada
taasi oo dadku cunaan wakhtiga ka dambeeya
qorax
dhaca ilaa habeen badhka. Wadanada qaar waxaa caan ah in dadku casheeyaan 5ta galabnimo, ka hor intaanay qoraxdu dhicin, taasi oo dhakhaatiirta iyo cunto yaqaanadu ku sharaxeen ineey tahay mid u fiican caafimaadka.
Wadanka
Soomaaliya
iyo guud ahaan dadka
Soomaalidu
waxay inta ugu badan casheeyaan
salaada cishaa'i
wixii ka dambeeya. Sidoo kale, cuntooyinka ugu caansan ee dadka Soomaaliyeed ku casheeyaan waxaa ka mid ah:
canjeerada
,
rootida
,
sabaayada
,
malawaxa
,
baastda
, fadiirada,
garowga
,
digirta
, cambuulada,
qamadiga
,
misirka
,
khudaar
,
midhaha
iyo noocyo badan oo halkan lagu soo koobi karin.
Deegaano badan oo caalamka ah cashadu waa cuntada ugu muhiimsan maalinta oo dhan, taasi oo dadku isticmalaan raashinka ugu muhiimsan ee la heli karo. Sidoo kale, cashadu waxaa lagu fasiri karaa micnayaal badan taasi oo ku xidhan dhaqanka iyo deegaanka.
[1]
|
---|
|
|
|
Dhirta la cuno
| | |
---|
|
Khudaar
| |
---|
|
Cunto iyo Cabitan
| |
---|
|
La Xidhiidha
| |
---|
|
|