Kani waa maqaal ku saabsan alifbeetada aasaasiga ah ee wax qorista.
Alifbeet
(
Af Ingiriis
:
alphabet
;
Af Carabi
:
ar
) waa nidaam
xarfo
loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu qoro
hal luuqad
ama luuqado badan. Alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan,
Af Soomaaligu
wuxuu leeyahay dhowr nooc oo
Far Soomaali
ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka
laatiiniga
oo
dowlada Soomaaliya
sharciyeysay horaantii sanadihii
1970kii
.
[1]
- ↑
name="Coulmas 140" Daniels and Bright (1996), pp 92?96