Adeer
Adeer
ama
Adeero
(
ingiriis
: uncle) waa
walaalka
ama
abooweha
qof
aabehiis
. Si kale hadaan u dhigno, adeerkaa waa aabaha walaalkii,
ina adeerkii
,
ina abtigii
iyo qof walba oo aabahaa
qaraabo
yihiin.
Dhinaca kale, gobolo badan oo dalka
Soomaaliya
ka mid ah, adeer waxaa sidoo kale loo yaqaanaa ninka
hooyo
dumaala ama guursada.