Abti
Abti ama Abtiyo ( ingiriis : uncle) waa walaalka ama abooweha qof hooyodiis . Si kale hadaan u dhigno, abtigu waa hooyo walaalkeed, ina adeerkeed , ina abtigeed iyo qof walba oo hooyada qaraabo yihiin.
Ilmo ? Walaal Aboowe ? Abaayo
Ilmo adeer ? Ilmo abti Adeer ? Abti Eedo ? Habaryar Awoowe ? Mocooyo Abkow ? Ayeeyo
Hooyo ? Aabo
Adeer ? Abti Eedo ? Habaryar
Waalidka Sadexaad
Awoowe ? Mocooyo Ayeeyo ? Abkoow
Sodog ? Sodoh
Aboowe ? Abaayo
Ilmo adeer ? Ilmo abti Habarwadaag
Seedi ? Dumaashi