Mocooyo
(
Af Ingiriis
:
grandmother
ama granny) waa
hooyo
ama
aabo
hooyadiis. Mocooyo waa
waalid
labaad, waxaana lamaane la ah
awoowe
.
Dadku inta badan waxay isku khaldaan mocooyo iyo
ayeeyo
, laakiin waa labo qof oo kala duwan.
Af-
Soomaaliga
saxda ah mocooyo waa hooyada qof
hooyadiis
ama
aabihiis
, halka
ayeeyo
ka tahay mocooyada hooyadeed taasi oo qofkan u noqonaysa
waalid
sadexaad.