Mitir
Mitir
(
ingiriis
: Meter) waa qiyaas caalami ah oo lagu qiyaaso
dhererka
iyo fogaanta.
Soomaalida waxa ay isticmaali jireen
qarniyo
hore qiyaasta loo yaqaan
Dhudhun
oo udhiganta 0.050 iyo qaybihiisa kala duwan sida
Taako
0.020 mitir,
Tilaabo
iyo
Baac
Qiyaasta caadiga ah Mitir waxay la mid tahay
hal talaabo
.
Cabirkan waxa ka yar
Sentimitir
oo u dhiganta 0.01 mitir, waxaana ka wayn
Kilomitir
oo u dhiganta 0.001 mitir.