Khilaafada Raashidiinta
ama
Dawladii khulafada raashidiinta
(Afka
carabiga
;
????????? ???????????, ????? ?????????? ???????????
) waxaa loo yaqaanaa
khilaafadii
ugu horeeyay ee islaamaka, taas oo bilaabatay geerida
rasuulka scw
ka dib sanadkii
11H
, socotayna ilaa
mucaawiya
ay khilaafada u guurtay 41H, waxaana xilka qabtay afarta khulafa ee kala ah
Abuubakar sidiiq
,
Cumar bin Khadaab
,
Cusmaan bin cafaan
iyo
Cali bin Abii daalib
, kwaasi oo loo yaqaan
khulafada raashidiinta
, mararka qaar waxaa lagu daraa
Xasan bin cali
oo loo arko muadada yareed uu xilka haayay inay dhameestiraysay afartii ka horeysay.
Khulafo Raashidiin
(
Af Ingiriis
:
Rashidun Caliphates
; (sidoo kale loo yaaqaano:
Rashidiinta
,
Afarta Khulafo
) waa
afartii asxaabi
ee ku xigtey
Nebi Muxamed
(n.n.k.h) maamulka iyo hogaanka dawladii
Islaamka
, kuwaasi oo kala ah:
Ereyga Khaliif (Caliph; ??????) waa khaliifyadii hogaaminayay
maamulka diinta
Islaamka
.
Khulafo al-Rashiidiintu
waa
afarta asxaabi
ee hogaanka iyo talada maamulka Dawladda
Islaamka
la waday
Nebi Muxamed SCW
intii uu noolaa isla markaana gacanta ku dhigay ayagoo iskaga dambeeyay hogaaminta dowladii Islaamka. Wakhtigii Khulafo al Raashidiinta Dawladda Islaamku aad ayay u balaadhatay waxayna gaadhay meelo badan oo ka mid ah
Bariga Dhexe
,
galbeedka qaarada Yurub
,
waqooyiga Afrika
,
bariga fog
iyo wadano aad u badan oo kale.
Wakhtigani maamulka Dawladda Islaamka ee
Afarta Khulafo
wuxuu bilaabmey
8dii Juune
sanadkii 632 C.D
; wuxuuna dhamaadaa
28 Luuliyo
sanadkii 661 C.D
taasi oo ku beegan goortii la dilay
Cali binu Abi Dalib
ee xilka iyo hogaanka Dawladda Islaamka uu la wareegay
Mucaawiya binu Abi Sufyaan
.
Intii
Afarta Khulafo
talada Dawladda Islaamka hayeen waxay qabsadeen dhu aad u baaxad weynt taasi oo lagu qiyaaso
9,000,000 km²
(
sagaal milyan mitir laba-laaban
)
(3,474,919 sq mi).
Tirada dadka ku hoos jirey maamulka iyo hogaanka
Khulafo al-Raashidiinta
waxaa lagu sheegaa
40,300,000
(qiyaas dhan
40 milyan
oo qof).
Waxa uu dhintay Nabi muxamad SCW maalin isniin ah 12 ka bisha mowliid sanadkii 11H
[1]
, geeridiisa ayaa ku noqotay dharbaaxi xanuun leh muslimiinta oo dhan,
Cumar
oo isku dhax yaacay ayaa ku goodiyay inuu dilaayo cid kasta oo dhahda nabiga scw wuu dhintay, laakin
abuu bakar
yimid oo ku dhshay
Cumaroo
is daji, waxa uuna dadka u jeediyay khudbad ay hadaladiisa ka mid ahaayeen
Qofkii muxamad caabudaayay muxamad wuu dhintay, Qofkii se Allah caabudaayay Allah wuu nool yshay mana dhimanaayo
[2]
intaa ka dib Cumar iyo muslimiinta yaqiin sadeen inuu dhintay Nabiga scw waxeyna bilaabeen inay ka shaqeeyaan diyaarintiisa iyo duugistiisa.
waxaa soo baxday
- ↑
{{??????? ?????|??????=?????|?????=???? ????|?????=3|?????=?????? ????????? ??????????? ?????? (1-41??/623-661?)|???=
1995
?|????=
??? ?????? ?????????
|????=
?????
-
?????
|????=202}
- ↑
{{??????? ?????|??????=??? ????|?????=??? ???? ??? ????? ???? ?? ????? ????????|???? ????=??? ????|?????=
?????? ?????????
? ?? 4|?????=3|???=
1971
|????=????? ????? ??????? ???????? ???????? ???? ?????? ????|????=?????-?????|????=30}