Feedh
Labo nin oo ku ciyaaraya dagaalka feedhka wadanka
England
.
|
Loo yaqaano
| Feedhka
sidoo kale fiiri.
[1]
|
---|
Ku xidhan
| Feedh
,
Weerar
|
---|
Asal ahaan
| Wakhtiyo hore
|
---|
Olympic sport
| 688
C.H
(Giriigii hore)
1904 (wakhtiyada dambe)
|
---|
Feedh (ciyaar)
(
Af Ingiriis
:
boxing)
;
Af Carabi
:
ar
) sidoo kale loo yaqaano
Feer
, waa
dagaal ciyaar
ah kaasi oo u dhexeeya labo qof. Dadka ciyaaraya dagaalka feedhka waxaa shardi ah ineey xidhaan golfisyada feedhka isla markaana ku koobnaadaan kaliya
is-feedhista
.
[2]
Ciyaartooyda feedhku waa kuwo inta badan xoog badan oo leh
muruqyo
adag oo waaweyn.
Hordhac
Inkastoo ciyaar tahay, feedhku waa dagaal halis ah oo mararka qaar keena dhaawacyo halis ah, lafo jajab iyo xataa dhimasho.
[3]
Feerka waa tartanka ka mid ah dagaalka tasoo. Cayaaraha feerka laba qof inay xiran gacangashi waa qasab.
Dadka caanka ah
Ciyaaraha feedhku waa kuwo khatar ah oo dadka intooda ugu badan keeni karin. Tiro kooban oo dad ahaa heersare ka gaadhay feedhka, kuwaasi waxaa ka mid ah:
Muuqaalo
- Sawiro
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
Upright stance
-
Semi-crouch
-
Full crouch
-
-
-
-
Sidoo kale fiiri
Tixraac