Ka caawi turjumaada boggan.
Fanwatu
waa wadan ku yaal
badweynta Baasifiga
. Luuqadaha rasmiga ah ee Fanwatu waa Bislama, Ingiriisi iyo Faransiis. Fanwatu waxay leedahay dad ka badan 250,000 oo qof. Caasimada Fanwatu waa
Bort Fila
. Dalka waxa gumaysi ahaan ka talinayay
Ingiriiska
iyo
Faransiiska
. Waxay xornimadeedii heshay 1980kii. Waqtigii gumeysiga, waxaa loo bixiyay "Hebrides-ka Cusub" ama "Nouvelles Hebrides".
Republic of Vanuatu
Jamhuuriyadda Fanwatu
Republique de Vanuatu
|
|
Hal ku dheg:
"
Long God yumi stanap
"
(In God we stand
[1]
[2]
[3]
)
|
Heesta qaranka:
"
Yumi, Yumi, Yumi
"
("Anaga, anaga, anaga")
|
|
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
| Bort Fila
17°45′S
168°18′E
/
17.750°S 168.300°E
/
-17.750; 168.300
|
Luqadaha rasmiga ah
|
Af-Bislama
Af-Ingiriisi
Af-Faransiiska
|
Qaybaha qoomiyedaha
(1999)
|
Ni-Vanuatu 98.5%
kale 1.5%
|
Dadka
|
Ni-Vanuatu;
Vanuatuan
|
Xukunka
|
Unitary
Baarlamaanka
|
-
|
Madaxweynaha
|
Nikenike Vurobaravu
|
-
|
Ra'iisul Wasaaraha
|
Bob Loughman
|
Madaxbanaanida
|
---|
-
|
ka yimid
Faransiiska
iyo
Boqortooyada Ingiriiska
|
30 Luuliyo 1980
|
Baaxad
|
-
|
Guud ahaan
|
12,190 km
2
(
161st
)
4,710 sq mi
|
Tirada dadka
|
-
|
qiyaasta
|
224,564 (July 2011 est.)
[4]
|
-
|
2009 Tirakoob
|
243,304
[5]
|
-
|
Mugga Dadka
|
19.7/km
2
(
188th
)
51/sq mi
|
Wax soo saar
(
PPP
)
|
2010 qiyaastii
|
-
|
Guud ahaan
|
$1.216 billion
[6]
|
-
|
Qof qof
|
$5,500 (2010 est.)
[6]
|
Wax soo saar
(Iskaga magacaaban)
|
2010 estimate
|
-
|
Guud ahaan
|
$721 million
[6]
|
-
|
Calaa qof
|
$2,835
[6]
|
Kobaca
(2004)
| Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali 0.693
(
medium
/
126th
)
|
Lacagta
|
Vanuatu vatu
(
VUV
)
|
Waqtiga
|
VUT (Vanuatu Time)
(
UTC
+11)
|
Wadista Baabuurta
|
right
|
Thiinada telka
|
678
|
Furaha Internetka
|
.vu
|
- ↑
Selmen, Harrison (2011-07-17). Vanuatu Daily Post
http://www.dailypost.vu/content/santo-chiefs-concerned-over-slow-pace-development-sanma?page=7&quicktabs_1=0
. Soo qaatay
2011-08-29
.
- ↑
John Lynch and Fa'afo Pat (eds),
Proceedings of the first International Conference on Oceanic Linguistics
, Australian National University, 1993, p. 319.
- ↑
G. W. Trompf,
The Gospel is not Western: Black theologies from the Southwest Pacific
, Orbis Books, 1987, p. 184.
- ↑
Central Intelligence Agency
.
The World Factbook
https://web.archive.org/web/20160515222804/https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook//geos/nh.html
. Waxaa laga kaydiyay
the original
May 15, 2016
. Soo qaatay
January 6,
2010
.
- ↑
(PDF)
. Vanuatu National Statistics Office
https://web.archive.org/web/20100119201716/http://www.spc.int/prism/country/vu/stats/P_releases/Adhoc/HH%20listing%20count%20release%20-%20071009.pdf
. Waxaa laga kaydiyay
the original
(PDF)
19 January 2010
. Soo qaatay
January 6,
2010
.
- ↑
6.0
6.1
6.2
6.3
. International Monetary Fund
http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2010/01/weodata/weorept.aspx?sy=2007&ey=2010&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=846&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=&pr.x=33&pr.y=9
. Soo qaatay
2010-04-21
.
|
Maqaalkan guud waa la
bilaabay
.
Wax ma ka taqaan
Fanwatu
sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh
wax ka bedel oo ku dar xog
.
|