Dowladaha Baldiiqa
(
Af Carabi
:
ar
;
Af Ingiriis
:
The Baltic states
) waa magac loo yaqaan sadex dowlad oo ka mida wadamada
yurub
, oo kala ah
Estoniya
[1]
,
Latfia
[2]
iyo
Lithuania
[3]
, hore waxaa uga mid ahaa
finland
hase yeeshee way ka baxday,
dowladaha baldiiqa ayaa saaran
bada baldiiqa
oo ah qayb ka mida bada woqooyi, magaca dowladahaas ayaa waxaa keenay badaas baldiiqa oo loogu magac daray,