- Kani waa maqaal ku saabsan magaalo-madaxda gobolka Kololado ee dalka Maraykanka.
Denver, Kolorado
|
---|
|
Caasimad iyo Degmada Denver
|
|
Flag
Seal
|
Nickname(s):
Caasimada Xawaaraha Sare
[2]
Caasimada Boqorada Galbeedka
Caasimada Boqorada Deegaanada Sare,
[3]
Galbeedka Jidka Wall
[4]
|
|
Wadanka
|
United States
|
---|
Gobolka
| Kolorado
|
---|
Caasimad iyo Degmo
| Denver
[1]
|
---|
La aasaasay
| Nofembar 17, 1858, Caasimada Denver, ka tirsanayd Kansas
[5]
|
---|
Dowlada Hoose
| Nofember 7, 1861, Caasimada Denver,
C.T.
[6]
|
---|
La isu daray
| Nofember 15, 1902, Caasimada iyo Degmada Denver
|
---|
Named for
| James W. Denver
|
---|
|
? Nuuca
| Caasimad iyo Degmo isku dhexjira
[1]
|
---|
? Body
| Golaha Degmada Denver
|
---|
? Duqa-magaalada
| Michael Hancock (Xisbig Dimuqradiga)
[7]
|
---|
Area
| 155 sq mi (400 km
2
)
|
---|
? Land
| 153 sq mi (400 km
2
)
|
---|
? Water
| 1.6 sq mi (4 km
2
) 1.1%
|
---|
? Metro
| 8,414.4 sq mi (21,793 km
2
)
|
---|
Joogga
| 5,130?5,690 ft (1,564?1,731 m)
|
---|
|
?
Caasimad iyo Degmo
| 600,158
|
---|
? Estimate
| 663,862
|
---|
? Rank
| US:
21aad
|
---|
? Cufnaanta dadka
| 4,044/sq mi (1,561/km
2
)
|
---|
?
Urban
| 2,374,203 (US:
18aad
)
|
---|
?
Metro
| 2,754,258 (US:
21aad
)
|
---|
? Shacabka
| Denverite
|
---|
Aag saacadeed
| UTC? 07:00
(
MST
)
|
---|
? Xagaa (
DST
)
| UTC? 06:00
(
MDT
)
|
---|
ZIP Kodh
| 80201?80212, 80214?80239, 80241, 80243?80244, 80246?80252, 80256?80266, 80271, 80273?80274, 80279?80281, 80290?80291, 80293?80295, 80299, 80012, 80014, 80022, 80033, 80123, 80127
[12]
|
---|
Furaha
| Area kodh 303 iyo 720
|
---|
INCITS kodh
| 0820000
|
---|
Astaanta GNIS
| 0201738
|
---|
Jidadka Waaweyn (highways
| I-25, I-70, I-76, I-225, I-270, US 285, US 287, SH 2, SH 26, SH 30, SH 35, SH 83, SH 88, SH 470, E-470
|
---|
Website
| denvergov.org
|
---|
Caasimada iyo magaalo-madaxda ugu bulshad badan
gobolka Kolorado
|
Caasimad Denver
(
/
n
v
?r
/
;
Arapaho
: Niineniiniiciihehe')
[14]
waa
magaalo-madaxda
iyo deegaanka ugu
shacabka
badan
gobolka
Kolorado
ee wadanka
Maraykanka
. Sidoo kale caasimadani waa fadhiga dolwada
Degmada Denver
(Denver County) ee ugu bulshada badan gobolkaasi.
Magaalada Denver waxay dhacdaa koonfurta
webiga Platte Valley
ee ku yaala waqooyiga deegaanada sare ee
Buuraha Rocky
.
Sidoo kale farasmagaalaha Denver wuxuu dhinaca ku hayaa dhul joogiisu sareeyo oo buuro iyo dhul taagan ah taasi oo dhinaca ku haysa koonfurta webiga Platte. Magaaladan waxaa lagu naaneysaa
"Caasimada Xawaaraha Sare"
sababtoo ah waa mid aad uga kacsan ama joog ahaan ka sareeysa deegaanada kale ee wadanka Maraykanka; midaasi oo lagu qiyaasay in caasimada Denver ka sareeyso
oogada bada
dherer dhan 5280 talaabo (ft) ama 1,610 mitir, midaasi oo ka dhigeysa caasimad ugu jooga dheer dhamaan wadanka Maraykanka.
[8]
Intaas waxaa dheer, magaalda Denver waxaa dhexmara
dhigta 105aad
ee galbeedka Meridian Greenwich, taasi oo u suurtogelisay in la siiyo Wakhtiga Meelaha Buuroleyda (Mountain Time Zone).
Tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay waxaa lagu ogaaday in magaalda Denver tahay
deegaanka 21aad
ee ugu
shacabka
badan wadankaasi, taasi oo ku dhaqan yihiin 663,862 (tiro-koobtii 2014ka).
[15]
Marka magaalada Denver lagu daro
10 degmo
agagaarkeeda ah waxaa ku dhaqan bulsho dhan 2,697,476 tasi oo iyadna ka dhigtey Denver metropolitan mida
21aad
ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.
[16]
[17]
Sababto ah deegaanada ay dhacdo magaalada Denver oo buuroley ah ayaa waxa ay noqoneysaa mida ugu bulshada badan deegaanda
Buuroleyda Galbeed
, waana magaalada
sadexaad
ee ugu shacabka badan Koonfurgalbeed Maraykanka, marka laga reebo
Phoenix, Arizona
iyo
El Paso, Tegsas
.
Caasimada Denver waxaa la aasaasay Nofember 1858 wakhtigaasi ooy ahayd deegaan laga qodo
macdanta
, waxayna ka tirsanayd wakhtigaasi "Deegaanada Kansas" ee hoostaga dowaldii Maraykanka.
[18]
Jeneral William Larimer, ee haystay ciidamad xooga galbeed ee Maraykanka ayaa magacaabay in laga aasaaso magaalo saldhig u noqota
dahabqodayaashii
ku sugnaa deegaanada Auraria iyo Cherry Creed. Indho-indhayn iyo shaxdejin ka dib, waxaa koonfurta webiga Platea laga caalaamdeeyay meesha maant ah farasmagaalka magaalada Denver, taasi oo logu magac daray badhasaabkii (governor) wakhtigaasi heystay Deegaanda Kansas oo la odhan jirey James W. Denver.
[19]
Sanadihii xigay waxay magaalda Denver noqotey goob u adeegta bulshada
ganacsiga
dahabka
iyo
macdanta
laga qodo deegaandaasi. Taasi waxay keentay koritaanka iyo balaadhashada magaalada Denver.
[20]
[21]
Si kastaba ha ahaatee, Denver waxay caasimad caalami ah noqotey goortii dowlada degmada Denver iyo shacabka ku dhaqan magaalda iska wax u qabso ku dhisteen
wado tareen
dhan 100 mayl kaasi oo magaaalada Denver ku xidhaayay wadanka intiisa kale. Wakhtiyadani wixii ka dambeeyay, waxaa magaalada Denver ku soo qulquley tiro badan oo dad ah, kuwaasi oo leh
milyaneero
ka abuurey
ganacsi
, meherado,
shirkado
, huteelo, baarar, goobo dalxiis iyo waxyaabo kale.
Tiro-koob dowlada
Maraykanku
samaysay
sanadkii 2010ka
ayaa waxaa lagu ogaaday in
bulshada
caasimada iyo degmada Denver dhan yihiin 600,158; taasi oo ka dhigeysa deegaankani
meesha 24aad
ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.
[22]
Dadka ku dhaqan caasimada Denver ayaa waxa ugu badan
dadka cad
iyo kuwa ka soo jeeda wadanada ku hadla
isbaanishka
ee
Bartamaha Ameerika
. Sidoo kale waxaa deegaan ku ah ilaa 10%
dadka madoow
ama
Afrikan Ameerikan
, halka dadka ka soo jeeda
qaarada Aasiya
noqonayaa ilaa 3%.
-
Farasmagaalaha caaasimada Denver 64. In
-
Sawir
magaalada Nevada laga soo qaadey
hawada sare
]]
-
Muqaalka farasmagaalaha caasimada Denver
-
Qorax dhaca caasimada Denver
-
caasimada Denver
- ↑
1.0
1.1
"Nuqul Archive"
.
State of Colorado
, Department of Local Affairs. Waxaa laga kaydiyay
the original
December 12, 2009
. Soo qaatay
November 16,
2007
.
- ↑
Claims to Fame ? Geography
Archived
Diseembar 24, 2010 //
Wayback Machine
, Epodunk, accessed April 16, 2007
- ↑
Queen City
Archived
Nofeembar 21, 2010 //
Wayback Machine
,
Time (magazine)
, January 30, 1928, accessed April 13, 2007.
- ↑
"Nuqul Archive"
. Waxaa laga kaydiyay
the original
2012-01-19
. Soo qaatay
2015-09-10
.
- ↑
"Nuqul Archive"
(PDF)
. Waxaa laga kaydiyay
the original
(PDF)
March 18, 2015
. Soo qaatay
March 8,
2015
.
- ↑
.
State of Colorado
, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. December 1, 2004
http://www.colorado.gov/dpa/doit/archives/muninc.html
. Soo qaatay
December 5,
2007
.
- ↑
http://www.denverpost.com/news/ci_17003181
. Soo qaatay
January 17,
2011
.
- ↑
8.0
8.1
"Nuqul Archive"
. The City and County of Denver. Waxaa laga kaydiyay
the original
February 3, 2007
. Soo qaatay
March 19,
2007
.
- ↑
"Nuqul Archive"
.
United States Geological Survey
. April 29, 2005. Waxaa laga kaydiyay
the original
October 15, 2011
. Soo qaatay
November 22,
2010
.
- ↑
. United States Census Bureau
http://factfinder2.census.gov/faces/nav/jsf/pages/index.xhtml
. Soo qaatay
June 20,
2014
.
- ↑
. United States Census Bureau
http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html
. Soo qaatay
May 21,
2015
.
- ↑
(JavaScript/HTML)
. United States Postal Service. August 18, 2007
http://zip4.usps.com/zip4/citytown.jsp
. Soo qaatay
October 16,
2007
.
- ↑
. United States Census Bureau. July 1, 2014
http://www.census.gov/geo/maps-data/data/gazetteer2014.html
. Soo qaatay
January 5,
2015
.
- ↑
http://linguistics.berkeley.edu/~arapaho/english_arapaho.html
. Soo qaatay
May 23,
2012
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. United States Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay
the original
April 1, 2007
. Soo qaatay
June 7,
2014
.
- ↑
.
United States Census Bureau
, Population Division. June 20, 2014
http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2013/index.html
. Soo qaatay
June 20,
2014
.
- ↑
(
CSV
)
. United States Census Bureau, Population Division. April 2012
http://www.census.gov/popest/data/counties/totals/2011/files/CO-EST2011-Alldata.csv
. Soo qaatay
August 1,
2012
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. January 1, 2006. Waxaa laga kaydiyay
the original
August 13, 2006
. Soo qaatay
August 30,
2006
.
- ↑
Thomas J. Noel.
"Nuqul Archive"
. City and County of Denver. Waxaa laga kaydiyay
the original
Bisha Tobnaad 13, 2007
. Soo qaatay
September 26,
2007
.
- ↑
. State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. April 18, 2001
http://www.colorado.gov/dpa/doit/archives/arcgov.html
. Soo qaatay
November 28,
2006
.
- ↑
. State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. December 1, 2004
http://www.colorado.gov/dpa/doit/archives/muninc.html
. Soo qaatay
November 28,
2006
.
- ↑
.
United States Census Bureau
, Population Division. June 20, 2014
http://www.census.gov/popest/data/counties/totals/2013/CO-EST2013-01.html
. Soo qaatay
June 20,
2014
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. U.S. Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay
the original
2012-05-21
. Soo qaatay
2015-09-10
.
- ↑
24.0
24.1
24.2
. U.S. Census Bureau
http://www.census.gov/population/www/documentation/twps0076/twps0076.html
.
- ↑
25.0
25.1
From 15% sample