- Boga "
fuul
" waxaa laga soo toosiyay halkan.
Canbuulo
|
Magac kale
| F?l, fuul
|
---|
Ka tirsan
| Quraac
,
Qado
,
Casho
|
---|
Asal ahaan
| Masar
,
Soomaaliya
|
---|
Ka kooban
| digir waweyn
,
saliid
,
xawaash
|
---|
Kala duwanaan
| Liin qarboosh
,
basal
,
kamsar
,
toon
,
basbaas
|
---|
Sidoo kale fiiri:
Cunto Soomaali
?
Cunto
?
Raashin
(
Qureec
,
Qado
,
Casho
)
|
Canbuulo
,
Fuul
(
Af Carabi
:
ar
,
Af Ingiriis
:
Ful medames
; loogu dhawaaqo:
f?l midammis 
,
fuːl me?dæmmes
) waa
cunto
laga diyaariyo
digir waweyn
,
saliid
,
xawaash
,
liin qarboosh
,
basal
,
kamsar
,
toon
, iyo
basbaas
. Sidoo kale waxaa marka la karinayo lagu daraa noocyo kale oo cunto ah si
dhadhanka
loo macaaneeyo. Sidoo kale, cuntadan fuulka waxaa lagu qasaa
suugada
midaasi oo lagu darsado noocyada kala duwan ee raashinka. Fuulka ama canbuulada waxaa loo diyaariyaa noocyo kala duwan. Deegaano badan oo ka mid ah dhulka
Soomaalidu
degto waxaa fuulka lagu kariyaa
biyo
,
milix
iyo
saliid
kaliya; marka ay bislaato waxaa lagu darsadaa
subag
,
saliid macsar
,
sonkor
,
malab
iyo
caano
. Intaas waxaa dheer in fuulka loo diyaarin karo qaabka suugada ayadoo la shiilayo.
Guud ahaan cambuulada waxaa laga cunaa meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan
Bariga Afrika
,
Bariga Dhexe
, Waqooyiga Afrika iyo meelo kale oo caalamka ah.
[1]
Qaar ka mid ah qoraaga caalamka waxay sheegeen in fuulka laga beeran jirey deegaanada
Masartii hore
iyo nawaaxigeeda wakhti ku beegan
qarnigii 5aad
C.H
.
Sidoo kale,
cilmibaadhis
arkiyooloji ah waxaa lagu ogaaday in wakhti imika laga joogo 2,600 sano ka hor in cambuuladu ka bixi jirtey deegaanka Nasareeth ee
Bariga Dhexe
.
[2]
Inkastoo
nafaqada cambuuladu
ku tiirsan tahay nidaamka loo kariyo iyo waxyaabaha lagu daro, 200 giraam fuul ahi wuxuu leeyahay nafaqadan:
[3]
- Kaloriy: 342
- Duxda (g): 27
- Baruurta (g): 4
- Kolestarool (mg): 0
- Kaarbonhydrate (g): 20
- Borotiin
(g): 7
|
---|
|
|
|
Dhirta la cuno
| | |
---|
|
Khudaar
| |
---|
|
Cunto iyo Cabitan
| |
---|
|
La Xidhiidha
| |
---|
|
|