- Sidoo kale eeg :
Levant
Jamhuuriyadda Lubnaan
????????? ?????????
(
Af-Carabi
)
al-Jumh?r?yah al-Lubn?n?yah
|
|
Heesta qaranka:
- ????? ?????
- Kulluna lil-watan
- All Of Us, For the Country!
|
Location of Lubnaan
|
Location of Lubnaan
|
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
| Beyruut
|
Luqadaha rasmiga ah
|
Arabic
[1]
|
Dadka
|
Lebanese
|
Xukunka
|
Unitary, parliamentary
multi-confessionalist republic
[2]
|
-
|
President
|
Michel Aoun
[3]
|
-
|
Prime Minister
|
Saad Hariri
|
-
|
Speaker of the Parliament
|
Nabih Berri
|
Sharci dejinta
|
Parliament
|
La soo xulay
|
---|
-
|
Greater Lebanon
|
1 September 1920
|
-
|
Constitution
|
23 May 1926
|
-
|
Independence declared
|
22 November 1943
|
-
|
Independence (Joined UN / French Mandate ended)
|
24 October 1945
|
-
|
Withdrawal of French forces
|
31 December 1946
|
Baaxad
|
-
|
Total
|
10,452 km
2
(
162nd
)
4,036 sq mi
|
-
|
Biyo (%)
|
1.8
|
Tirada dadka
|
-
|
2021 qiyaasta
|
5,592,631
[4]
[5]
(
112th
)
|
-
|
Mugga Dadka
|
560/km
2
(
21st
)
1,450/sq mi
|
Wax soo saar
(
PPP
)
|
2020 qiyaastii
|
-
|
Guud ahaan
|
$88.786 billion
[6]
(
88th
)
|
-
|
Qof qof
|
$19,128 (
80th
)
|
Wax soo saar
(Iskaga magacaaban)
|
2020 estimate
|
-
|
Guud ahaan
|
$53.915 billion (
86th
)
|
-
|
Calaa qof
|
$11,615 (
71st
)
|
Kobaca
(2015)
| 0.763
[7]
(
high
/
76th
)
|
Lacagta
|
Lebanese pound
(
LBP
)
|
Waqtiga
|
EET
(
UTC
+2)
|
-
|
Xagaa (
DST
)
|
EEST
(
UTC
+3)
|
Wadista Baabuurta
|
right
[8]
|
Thiinada telka
|
+961
|
Furaha Internetka
|
.lb
|
Lubnaan
Lubnaan, Aasiya
Lubnaan
(Carabi: ?????????? ??????????) waa mid kamida dawladaha
carbeed
waxaa ay ku taalaa bariga dhexe waxa ay kaga taalaa qaarada
aasiya
koonfur galbeed waxa ay xuduud la leedahay wadamada
Suuriya
,
Israaiil
iyo
Falastiin
. Waxa kale oo ay xuduud ku leedahay bada dhexe ama bada cad taariikhda Lubnaan aad ayay u dheertahay waxa ay leedahay.
Walid Jumblatt
Lebanon
Lubnaan waxa lagu magacaabi jiray
Phoenicia
oo hoos timaada
Boqortooyada Roomaanka
. Qaar ka mid ah macbadyada ugu waaweyn ee Qarniyadii waxay ku yaalliin
Heliopolis
. Qarnigii siddeedaad
Carabtii
waxay qabsadeen Foyniya oo ku soo rogeen diintoodii. Laakiin meelo badan oo buuraha ku hadhay Masiixi sida "Maroniit ah".
Lubnaan waxay leedahay laba silsiladood oo buuro ah. Waxay leedahay khad dheer
xeeb
. Bedka Lubnaan waa 10,452 kilomitir oo laba jibbaaran.
Lubnaan waxay ahayd
madaxbanaan
ilaa 1943.
magaalada caasimadda
waa
Bayruut
.
Dheer oo gaadhaysa ilaa 7000 oosano. Siyaasadda haddii aynu hada lubnaan waa wadan siyaasad ahaan dimuquraadi ah waxa xukunka loo qaybsadaa. Hab diimeed ama madhabeed.inta badan dadka lubnaan waacarab. Waxa ay kalahaystaan
Islaam
iyo kirista.
Kiristanka
lubnaana waa mid kaduwan kadawladaha carbta. Oo waxa ay leeyihiin awood balaadhan. Lubnaniyiintu waaydii hore ayay dabadaha u haajiriin caalamkana meelkasta way kajoogaan. Lubnaan waxa ay dagaalo lagashay dawlada yahuuda kadib markii ay yuhuudu ka qabsadeen koonfurta oo dhan sanadii
1982
. Mudabadan kadib lubnaan waxa ay koonfurta dib usoo ceshatay sanadii 2000 taasna waxaa sabab u ahaa xisbiga xisbulah.oo dhuunta u galay dawalda yuhuuda. Dagaalkaa yahuuda kasakaw lubnaan waxa kadhacay dagaalo sokeeye, oo aad udarnaa badhtamihii todobaataneeyadii ilaa dhamaadkii sideetameeyadii 2900 sano kahor miladiga waxa magaca lubnaan 12 jeer lagu sheegay gabayo xiligaas latiriyay.
Cedar
waa
calaamadaha qaranka
.
Ku dhawaad ??5.2 milyan oo qof ayaa ku nool Lubnaan.
[9]
Ku dhawaad ??14 milyan oo qof oo Lubnaaniyiin ah ayaa ku nool meel ka baxsan Lubnaan.
[10]
Goobta taariikhiga ah ee Bacalbek (
Heliopolis
) ee Lubnaan
|
---|
|
Dowladaha Madaxa Banaan
| | |
---|
|
Dowladaha leh aqoonsi kooban
| |
---|
|
ku tiirsanaanta
iyo
gobollada maamulka gaarka ah
| Australia
| |
---|
| Shiinaha
| |
---|
| Midowga boqortooyada Britan iyo woqooyiga Ireland
| |
---|
|
---|
- ↑
Article 11 of the Constitution of Lebanon states: "Arabic is the official national language. A law shall determine the cases in which the French language can be used.
- ↑
(PDF)
. Presidency of Lebanon
https://web.archive.org/web/20120119201440/http://presidency.gov.lb/English/LebaneseSystem/Documents/Lebanese%20Constitution.pdf
. Waxaa laga kaydiyay
the original
(PDF)
19 January 2012
. Soo qaatay
20 August
2011
.
- ↑
The Daily Star
http://www.dailystar.com.lb/News/Lebanon-News/2016/Oct-31/378975-michel-aoun-secures-vote-majority-to-win-lebanon-presidency.ashx
. Soo qaatay
October 31,
2016
.
- ↑
population.un.org
.
United Nations Department of Economic and Social Affairs
, Population Division
https://population.un.org/wpp/
. Soo qaatay
July 17,
2022
.
- ↑
population.un.org
(XSLX)
("Total Population, as of 1 July (thousands)").
United Nations Department of Economic and Social Affairs
, Population Division
https://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx
. Soo qaatay
July 17,
2022
.
- ↑
International Monetary Fund
- ↑
(PDF)
. United Nations Development Programme
http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf
. Soo qaatay
23 March
2017
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. adcidl.com. Waxaa laga kaydiyay
the original
17 Bisha Koobaad 2013
. Soo qaatay
17 January
2013
.
- ↑
CIA
. United States government. July 2021
https://www.cia.gov/the-world-factbook/countries/lebanon/#people-and-society
.
- ↑
. March 2018
https://digital.sandiego.edu/cgi/viewcontent.cgi?article=1103&context=dissertations
.
- ↑
Massive Explosion in Beirut, Lebanon