Xoriyad

Ka Wikipedia
Sharciga xoriyada oo uu qoray nin Ingiriis ah 1259kii

Xoriyad ( Af Ingiriis : liberty sidoo kale "freedom" ; Af Carabi : ar ‎) marka laga hadlayo filosofiyada waxaa "xoriyada" lagu sharaxaa xor ahaanta qof ee dhaqanka, diinta, luuqada, jinsiga, fikirka iyo mabda'a siyaad. [1] Dhinaca kale marka laga hadlayo siyaasada waxaa xoriyada lagu sharaxaa xoriyada bulshonimo iyo siyaasadeed eee qof ku dhexleeyahay wadan muwaadin ka yahay. [2]

Qoraalo Kale [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Linkiyo [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Tixraac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. "The fact of not being controlled by or subject to fate; freedom of will." Oxford English Dictionary . [1]
  2. "Each of those social and political freedoms which are considered to be the entitlement of all members of a community; a civil liberty." Oxford English Dictionary . [2]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: