Portal
waa kooxo bogag ah oo loo hindisay si ay ugu adeegto
Bogga Hore
ee mowduuc ama qayb la cadeeyay. waxaa suurtagal ah portal in ay ku xirantahay mashruuc ama dhowr mashaariic ee
Mashaariic wiki
, laakiin lidkeeda mashaariic wiki waxay u adeegaysaa dhamaan waxa ku jira bogga iyo wixii la bedelay.
|
Ku jira
- Waa maxay Portal Xul ah
Ugu horrayn samaynta Portal waxaa sameeyay
Wikipedia Poland
iyo
Wikipedia Germany
. Fikradda portal waa caawinaada aqriska iyo / ama wax bedeleyasha u howlgala sixidda mowduuc ku jira wikipedia iyakoo u maraya bogagga shaabaha Bogga Hore. taasoo macanaheedu yahay Portalka oo ah albaabka laga galo irdaha oo faaiida u leh Waxa ku jira Wikipedia.
?Portal waxay u hogaansamayaan
Shan walxood ee wikipedia
sidoo kale waa in laga helaa hadafka waxa ku jira wikipedia sida
Maya baaris asaleed
iyo
Aragtida dhexdhexaadnimada
iyo
Sugnaan
. laakiin Portal waxaa laga sameeyaa magacyo la yaqaan kana duwan maqaalada laga helay magacyo maldahan, si uu usoo muuqdo magaca portal si qaab munaasib shuruudna portal eeg dheeraad
Wadahadal Goob
.
Wikipedia Soomaaliga Waxaa ku jira hadda
Laba Portal Xul Ah
wadarta guud 213 Portal, taasoo ka dhigan qiyaastii hal Portal dhammaan 10 kiiba. Portal aan la gaalin habka waxaa suuragal ah in laga saaro xiddigta portal xul ah.
Waxaa u haboon dhamaan portal in lagu xuso
Portal:Hoyga
iyadoo lagu dhardhay hadba mowduuca. sidoo kale waxaad ku arkaysaa
Wikipedia:Tusmada Portal
liiska dhammaan portal heerka hadba sida ay iskugu xigaan xarfaha.
Barta sare ee midig Bogga Hore waxaad ku arkaysaa mid gaar ah ee Insaykalobeediyaha waxaa lagu soo ban dhigayaa qeybta Portal rasmiga ah. waxaa sidoo kale ku jira dhamaan portal tusmooyinka {{
Hooyga Maqaalada
}} iyo {{
Hoyga
}} kuwaas oo la rumaysanyahay portal linkiyada muhimka ah iyo liiska portal, iyo qeybaha portal bahwadag taasoo lagu soo bandhigo linkiyada portal pahwadaag ama raacsan. marka lagu daro arrinkaas dhammaan portal waxaa lagaliyay
Category:Portal
.
Inta badan maqaallada insaykolobediyahay waa la qeybiyay eeg sidoo kale waxaa jirta tusmo {{
Portal
}} si loo gaaro maqaalka portal raacsan. Waxaa jira Bot sameeya iskudubaridka ?portal ee ku jira wikipedia laguna magacaabo qeybta
Liiska Portal
Ma jirto qaabayn qiyaas midaysan ee portal laakiin badankood waxaa la raacayaa hab
qaanadaha
. Qaabkaan waa lagu taliyo; Waana sida fudud adeegsiga iyo dayactirka. ogaanshaha fikrado kale ee qu saabsan qaabaynta Portal waxaa kuu suurtagal ah
Hoyga
Portal iyo
Portal Xul Ah
. Qaabka loo sameeyo portal tillabo tillaabo habka loo faarujiyo tusmada qaabka portal soo eeg
Hagista Bogagga
. ama sida loo ogaado qaabab kale dhismaha Portal eeg halkaan
Bog dhisid
.
Waxaa la adeegsadaa qeybo ka mid ah tusmooyinka si ay u shaqeeyaan bogogga portal. Habku wuxuu ahaa mid dhib badan Portalada taasoo ka dhigan in portal kasta uu yeesho tusmadiisa gaarka ah mowduuca Ural u gaar ah arrinkaasna wuxuu rabaa juhdi badan ee portal. Waxaa jirta koogaa tusmooyin ah oo koo hindisay iyo kaydka iyo waxa ku jira sidoo kale tusmooyin dhaliya qeexisya si loo aado
Tusmooyinka bogga
.
Portal badankeed waxay ka koobantahay siyaabahaan soo socda:
- Maqaal xul ah iyo / ama Sawiro
- Link
Qeybaha
muhiimka gaarka ah ee ku saabsan Portal
- Hordhac Gaaban oo ku filan mowduuca Portalka
- Linkiyo portal bahwadaag ah
- Likiyo
Mashaariic
wiki ku saabsan mowduuca portalka
- Linkiyo mashaariic kale sida
Wiki wararka
ama
Wiki commons
kuna saabsan mowduuca portal
- Qeyb gaar ah mashruuc iskaashi ka dhexeeya wax bedeleyaasha bil kasta ama todobaad, IWM.
Waxaa jira in badan
0
oo portal waxba ku jirin, taasoo aan wax howl ah laga wadin, waxaa kuu suurtowda inaad bilowdo wax ka bedelka waxa ku jira iyo horumanta. Liiska portal ee la sameeyay waxaad ka helaysaa qeybta
Portal qabyo ah
.
Sida wikipedia oo kale dhammaan portal wax waad ka bedeli kartaa, laakiin waxaa muhim ah in aad masuuliyad iska saarto howshii ay qabteen dad kale. Wax bedeleyaasha weligood waxay doorbidayaan in ay ka howl galaan Portal hab ah kaligood, sidaa daraadeed haddii aad damacsantahay shaqo in aad ka qabato waxaa lagaa rabaa ugu horrayn inaad ku xusto bogga wadahadalka Portal kadib gudagal waxa muhimka ah.
Template:Portal nav footer