Sanadka miilaadiga bishiisa tobnaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Sebteembar iyo Nofeembar . Bisha Oktoobar waxay ka koobantahay 31 maalmood , waxaana loo soo gaabiyaa Okt .