- Kani waa maqaal ku saabsan fungiga. Boga "
fungus
" halkan ayaa laga soo toosiyay
.
Fungi
(
Af Ingiriis
:
fungi
ama fungus;
Af Carabi
:
ar
; loogu dhawaaqo:
/
ŋ
?
?
s
/
[1]
ama
/
o?
t
i
.
?
n
z
/
) waa
koox ka tirsan noolaha kuwaasi oo inta ugu badan ka samaysan walax
hal-unugle
ah. Fungiga waxaa ka mid ah yiista iyo dhamaan walxaha wax lagu
khamiiriyo
.
[2]
Guud ahaan, noolaha Fungigu wuxuu mid ka yahay shanta
boqortooyo
ee dhamaan noolaha; sida
dhirta
,
xayawaanka
,
brotistaha
iyo
bakteriyada
.
Boqortooyo (biyoloji)
(magaca
Saynis
regnum
, wadar ahaan
regna
) waa heerka labaad ee loo kala saaro noocyada
noolaha
. Boqortooyadani waxaa loo sii kala jebiyaa kooxo yar-yar oo Saynis ahaan loo yaqaano
Fyla
(Phyla). In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadanka
Maraykanka
iyo
Kanada
waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (
Xayawaan
,
Dhir
,
Fungi
,
Brotista
,
Arjaeya
,
Bakteriya
); halka wadanada ay ka mid yihiin
Ingiriiska
,
Hindiya
,
Australia
,
Latin Amerika
, meelo badan oo
Afrika
ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.
[3]
- ↑
i
/
n
d?
a?
/
or
i
/
ŋ
?
a?
/
- ↑
Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163)
http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdf
Archived
Oktoobar 19, 2020 //
Wayback Machine
- ↑
Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163)
http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdf
Archived
Oktoobar 19, 2020 //
Wayback Machine