Dooxa

Ka Wikipedia
Dooxa

??????
ad-Daw?a
Kor ka so biloow: Jaamacada Qatar, Machadka Islaamka, Dhismayaasha ugu dhaadheer Dooxa, Souq Waqif, Dakada Qatar
Dooxa is located in Earth
Dooxa
Dooxa
Meesha ay kaga taalo wadanka Qatar .
Wadan Qatar
Maamul degmo Ad Dawhah
La aasasay 1825
Area
132 km 2 (51 sq mi)
Tirada dadka
(2015) [1]
 ? Caasimad 956,460
 ? Cufnaanta dadka 7,200/km 2 (19,000/sq mi)
Aag saacadeed UTC+3 (AST)

Dooxa ( Af Carabi : ar ‎, ad-Daw?a ama ad-D??a , sidoo kale lagu naaneyso: "geed weyne" [2] ) waa caasimada iyo magaalada ugu dadka badan ee wadanka Qatar . Caasimada Dooxa waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo lagu qiyaasay 956,460 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada iyo nawaaxigeeda. [1]

Magaaladu waxay hoy u tahay Jaamacadda Qatar iyo xarun ka mid ah dugsiga ganacsiga ee HEC Paris.


magalloka Doha



































































































Sido kale fiiri [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. 1.0 1.1 . Gulf Times. 20 October 2015 http://www.gulf-times.com/qatar/178/details/459624/doha-municipality-accounts-for-40%25-of-qatar-population . Soo qaatay 23 October 2015 .   Maqan ama ebar |title= ( caawin )
  2. Fahmy, Heba (4 April 2015). Doha News http://dohanews.co/whats-in-a-name-the-meanings-of-qatar-districts-explained/ . Soo qaatay 6 April 2015 .   Maqan ama ebar |title= ( caawin )