Coordinates
:
31°9′0″N
35°27′0″E
/
31.15000°N 35.45000°E
/
31.15000; 35.45000
Boromiin
Boromiin
(
ingiriis
: Bromine) astaanta (
Br
) waa
curiye
kimiko oo tirada
atomkiisu
tahay sodon-iyo-shan (35).
Curiyaha Boromiin waa
neef
ka tirsan neefaha
halogenska
ee
guruubka 17aad
ee
Diwaanka Curiye
.
Sida caadiga ah, curiyaha Boromiin lama helo ayadoo kali ah ee inta badan
isku dhisyo
cusbo
ah ayay ka tirsan tahay. Waxa ka mid ah
falgalada
ay la sameyso
Aaydhiinta
iyo
Koloriinta
kuwaas oo ah
milixda
caadiga ah ee
cuntada
lagu darsado.
Dhinaca kale, Boromiintu waa curiye si dhakhso badan u milanta, taas darteed in badan oo boromiin ah waxa laga helaa
biyaha
badaha
.
Iskudhisyada curiyahan oo loo yaqaano
Boromaaydh
waxaa laga sameeyaa
sunta
xasharaadka
, iskudhisyada miithayn iyo sheeyo kale oo badan.