Baabuur

Ka Wikipedia
HZJ75RV 3-door wagon
VDJ76R GXL 5-door wagon

Baabuur ( Ingiriis : Car; carabi : ?????) waa aalad ka samaysan biro , dhalooyin iyo caagag oo loo isticmaalo in lagu qaado dad ama alaab isagoo maraayo laamiga. Baabuurtu waxay ku shaqeyaan shidaal , saliid iyo biyo . Baabuurtu waxay ka mid tahay Gaadiidka . Baabuurka hoosteed waa ku yaala shaag iyo korkeed bir .

Qofka wada ama kaxeeya Baabuurka waxaa loo yaqaanaa Darawal .

sido kale fiiri [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Xigasho [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]