Af
waa qeeb ka mid ah
Jirka
. af'ka waa meesha wax laga cuno.
Waxoo leeyahay, ilkaha oo wax lagu ruugo iyo, dalqada oo wax lagu liqo.
Af'ka waxoo leeyahay,
Carab
oo wax lagu dhadhamiyo., wax kasto oo ilaaheey abuuray, waxoo leeyahay, af, oo wax ku cuno.
|
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro
Mouths
.
|