Aargon
Aargon
(
ingiriis
: Argon) astaanta (
Ar
) waa
curiye
kimiko oo leh tiro
atom
toban-iyo-sideed ah. Waxay ka tirsan tahay
guruubka 18aad
ee
Diwaanka Curiye
iyo
neefta
loo yaqaano
Neefta Gobta
(Noble Gas).
Curiyaha Aargon waa neefta sadexaad ee ugu badan
hawada
cirka
sare ee
dhulka
.
Isku dhisyada
neefaha
Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaa
laxaamada
iyo waxyaabaha la dhalaalinayo ee
warshadha
waawayn.