Tuun
,
Toon
(
Af Carabi
:
ar
;
Af-Laatiin
:
Allium sativum
;
Af-Taliyaani
:
aglio
;
Af Ingiriis
:
garlic
;
Af Amxaari
:
?? ?????
) waa
midho
ka mid ah
khudaarta
taas oo ka baxda
dhirta
oo lagu darsado
cuntada
.
Khudaarta tuuntu waa
midho
wareegsan oo leh qolof midab cad iyo mid casuus ah gudaha, waxaanay ka baxaan
geedo
yaryar oo gaaban.
Tuunta waxa lagu yaqaanaa kuleylkeeda, taas oo lagu darsado
cuntada
ama sideeda lagu cuno ayadoo qaydhiin ah.
Midhaha toontu waxay ka baxdaa
carada dhulka
dhexdeeda.
Khudaarta maalin walba
dadku
isticmaalaan waxaa ka mid ah:
basasha
,
tamaandhada
, barandhaha,
saladhka
, toonta,
kaarootka
,
besbaaska
, iyo kuwo kale oo badan.
|
---|
|
|
|
Dhirta la cuno
| | |
---|
|
Khudaar
| |
---|
|
Cunto iyo Cabitan
| |
---|
|
La Xidhiidha
| |
---|
|
|