Raage
sidoo kale loo yaqaano
Saxal
(
Af Ingiriis
:
Saturn
;
Af Carabi
:
ar
Af-oromo
: Lafqubellaa) waa
meeraha 6aad
ee
Bahda Qoraxdu Midaysay
.
Meerahani wuxuu ka mid yahay
4ta meere
ee loo yaqaano
Neefaha Waawayn
.
Sidoo kale, meerahani Raage wuxuu leeyahay tiro dhan
62 dayax
taasi oo ka dhigaysa Raage meeraha labaad ee ugu dayaxa badan bahda qoraxdu midaysay.
Dayaxyada Raage
Meereha
Raage waa kan labaad ee leh tirada ugu badan daxayada ee
Bahda Qoraxdu Midaysay
, wuxuuna leeyahay 62 dayax.
Tirada dayaxyada ee meerahan Raage aad ayay u badan tahay, dhamaantoodna aqoon fiican looma laha, laakiin kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:
Muuqaalo
Sidoo kale fiiri
Xigasho