한국   대만   중국   일본 
Maqaaxi - Wikipedia Jump to content

Maqaaxi

Ka Wikipedia

Maqaaxi ( Af Ingiriis : restaurant ; ( Af Carabi : ar ‎) sidoo kale loo yaqaano Makhaayad , waa meherad u adeegta bulshada taasi oo diyaarisa, samaysa isla markaana iibisa cuntada bisil ee diyaarka u ah cunitaanka. [1] Si la mid ah meheradaha kale ee ganacsi makhaayadu waxay cuntada ka iibisaa dadka kuwaasi oo lacag ku bedesha raashin diyaar ah.

Hordhac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Makhaayadu waa meherad ganacsi taasi oo iibisa (gada) cunto diyaar ah. [2] }} [3]

Muuqaal [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Sidoo kale fiiri [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. Template:Harvcoltxt
  2. Template:Harvcoltxt
  3. Metzner, Paul. Crescendo of the Virtuoso: Spectacle, Skill, and Self-Promotion in Paris during the Age of Revolution. Berkeley: University of California Press, c1998 1998. http://ark.cdlib.org/ark:/13030/ft438nb2b6/