Naxaas
Naxaas
(
ingiriis
: Silver) astaanta (
Ag
) waa
curiye
kimiko oo tirada
atomkiisu
tahay afartan-iyo-todoba (47).
Curiyaha Naxaastu waa
bir
ka tirsan
Transitional Metalska
ee
guruubka 11aad
ee
Diwaanka Curiye
.
Naxaastu waa bir jilicsan, leh
midab
cad oo iftiimaya, taas oo leh gudbinta ugu fiican ee
kulka
iyo
korontada
dhamaan
118 Curiye
ee
dhulka
,
cirka
iyo
badaha
laga helo.
Naxaasta waxaa si dabiici ah looga helaa
oogada sare
ee dhulka, ayadoo
isku dhisyo
jaandi
ah inta badan ku ladhan
dahabka
,
Sinkiga
,
Koberta
iyo biro kale.
Naxaasta waxaa la isticmaali jirey tan iyo wakhti hore, ayadoo laga samayn jirey
shilimaanta
iyo sheeyada la isku qurxiyo. Maantana waxaa ugu badan ee loo isticmaalaa waa xadhgaha
korontoda
, taleefanada, fiidhiyowyada,
gaadiidka
,
filimka
sawirka
,
milano
lagula dagaalamo baakteeriyada, iyo maalgashi
warshadaha
ayadoo
shilinka
naxaasta ah.