한국   대만   중국   일본 
Aw-badeed - Wikipedia Jump to content

Aw-badeed

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jasiirad )
File:Jasiira.jpg
Misaajid ku kor yaalo Jasiirad ku taalo duuleedka magaalada muqdisho, degmada jasiira

Aw-badeed ama awdal ama Jasiirad , Gasiirad ( Af Ingiriis : island ; Af Carabi : ar ‎) waa dhul ka go'an qaarad , waxaana ku wareegan biyaha badda . Sideedaba Jasiirad waxaa lagu magacaabaa dhul ka yar qaarad kana weyn dhagax .