Faysbuug
|
| U dhexeeya dadka
|
---|
ka ganacsaday sida
| - NASDAQ
:
FB
- NASDAQ-100
- S&P 100
- S&P 500 Index
|
---|
ISIN
| US30303M1027
|
---|
Shirkada
| Internet
|
---|
La aasaasay
| Febraayo 4, 2004
; 20 sanadood ka hor
(
2004-02-04
)
|
---|
Aasaasaha
| - Mark Zuckerberg
- Eduardo Saverin
- Andrew McCollum
- Dustin Moskovitz
- Chris Hughes
|
---|
Xarunta
| ,
|
---|
Meelaha loo adeegsaday
| Maraykanka (2004?2005)
Caalamka oo dhan, marka laga reebo wadano dhowr ah (2005?hada)
|
---|
Dadka muhiimka ah
| Mark Zuckerberg
(Gudoomiye)
Sheryl Sandberg
(Sarkaalka maamulka)
|
---|
Tirada inta ka shaqeeso
| 18,770 (March 31, 2017)
[1]
|
---|
kaabayaasha
| Instagram
Facebook Messenger
WhatsApp
Oculus VR
|
---|
Website
| [[[:Template:Wdib]] ]
|
---|
Faysbuug
waa
shirkad weyn
oo ka howlgasha
bar-internet
iyo
bar bulsho
u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.
[2]
[3]
Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa
Menlo Park, kalifornia
. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay
Mark Zuckerberg
, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.
Hordhac
Facebook
waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub.
250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka
Maraykanka
, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh
Microsoft
ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay
2004
dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada
pakistan
,
iran
fidnam
siriya
iyo
chine
ayaa joojiyay isticmaalka.
Sharaxaad
Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood.
soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay
2009
ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac