Osmanya
|
---|
Alifbeetka Farta Cusmaaniyada.
|
Nooca
| line-height:1.25em
|
---|
Luuqad
| Af-Soomaali
|
---|
ISO 15924
| Osma, 260
|
---|
Direction
| Left-to-right
|
---|
Unicode alias
| Osmanya
|
---|
| U+10480–U+184AF
|
---|
Farta Cismaanya
(
Af Soomaali
:
Osmanya alphabet
;
Af Carabi
:
ar
,
al-kit?bah al-?uthm?n?yah
; qaabka qoraalka:
????????????????
) waa nidaam
wax-qoris
oo ka mid ah
Far Soomaaliga
taasi oo uu alifey
Cismaan Yuusuf Keenadiid
intii u dhaxaysan sanadkii 1920kii ilaa 1922kii. Cismaan Yuusuf wuxuu ahaa nin ka soo jeeda beesha
Majeerteen
,
Daarood
, kaasi oo uu dhalay Suldaan Yuusuf Cali Kenadiid; isla markii dambena boqor ka noqdey
Saldanadii Hobyo
.
Taariikh
Cusmaan Yuusuf Keenadiid
wuxuu ahaa nin
Soomaali
gabayaa
,
halabuur
,
qoraa
,
barre
, hogaamiye iyo alife. Cusmaan waxaa si fiican loogu xasuustaa abuurida
Farta Cismaaniya
(?????????? ??????????????????) oo ka mid ah far-qorkii ugu horeeyay
Taariikhda Soomaaliya
.
Cusmaan Yuusuf wuxuu ku dhashay magaalada
Gaalkacayo
, ee ku taala badhtamaha wadanka
Soomaaliya
. Cusmaan waxaa dhalay Suldaankii
Yuusuf Cali Keenadiid
oo ahaa ninkii aasaasay
Saldanadii Hobyo
. Wakhtiyadii ugu horeeysay noloshiisa wuxuu Cusmaan ku soo qaatey meelo kala duwan asagoo waxbarasho diini iyo maadi ah ku mashquulsanaa.
Markii aabihii geeriyooday, wuxuu Cusmaan la wareegay hogaanka Saldanadii Hobyo.
Intaas waxaa dheer, Cusmaan wuxuu qoray buugaag badan oo cilmi diini iyo maadi iskugu jira, kuwa ugu muhiimsan waxaa ka mid ah samaynta
Far Soomaaliga
, buugaag
Juquraafi
,
Cilmi Fallag
,
Saynis
, gabayo iyo taariikh iyo kuwo kale.
[1]
Habka Farta
Si la mid ah
Farta Carabiga
, farta Cusmaaniya marka la qorayo waxaa laga soo bilaabaa dhinaca bidix ilaa midig. Xarfaha fartu waxay ku salaysan yihiin xarfaha Alifbeetka Carabiga; shaqalada
uu
iyo
ii
waxaa fartani u qortaa
waaw
iyo
yaa
.
Xarfaha
Cusmaaniya
|
Magac
|
Laatin
|
Nidaama Caalamiga (IPA)
|
Cusmaaniya
|
Magac
|
Laatin
|
Nidaama Caalamiga (IPA)
|
Cusmaaniya
|
Magac
|
Laatin
|
Nidaama Caalamiga (IPA)
|
??
|
alef
|
’
|
[?]
|
??
|
ba
|
b
|
[b]
|
??
|
ta
|
t
|
[t]
|
??
|
ja
|
j
|
[d??]
|
??
|
xa
|
x
|
[ħ]
|
??
|
kha
|
kh
|
[χ]
|
??
|
deel
|
d
|
[d]
|
??
|
ra
|
r
|
[r]
|
??
|
sa
|
s
|
[s]
|
??
|
shiin
|
sh
|
[?]
|
??
|
dha
|
dh
|
[?]
|
??
|
cayn
|
c
|
[?]
|
??
|
ga
|
g
|
[g]
|
??
|
fa
|
f
|
[f]
|
??
|
qaaf
|
q
|
[q]
|
??
|
kaaf
|
k
|
[k]
|
??
|
laan
|
l
|
[l]
|
??
|
miin
|
m
|
[m]
|
??
|
nuun
|
n
|
[n]
|
??
|
waw
|
w
|
[w, ?ː, uː]
|
??
|
ha
|
h
|
[h]
|
??
|
ya
|
y
|
[j, iː, ?ː]
|
??
|
a
|
a
|
[æ, ?]
|
??
|
e
|
e
|
[e, ?]
|
??
|
i
|
i
|
[i, ?]
|
??
|
o
|
o
|
[?, ?]
|
??
|
u
|
u
|
[?, u]
|
??
|
|
aa
|
[æː, ?ː]
|
??
|
|
ee
|
[eː, ?ː]
|
??
|
|
oo
|
[?ː, ?ː]
|
Tirada
Lambarka
|
0
|
1
|
2
|
3
|
4
|
5
|
6
|
7
|
8
|
9
|
Cusmaaniya
|
??
|
??
|
??
|
??
|
??
|
??
|
??
|
??
|
??
|
??
|
Sharaxaad
Farta Cismaanya waxay ahayd
Far soomaali
lagu qori jiray Af-Soomaaliga. Farta Cismaanya ama Osmanya, waxa qoray, nin la dhihi jiray Cusmaan Yuusuf Kenadiid.
Marki uu qoray fartan waxay ehayd, intii u dhaxaysay
1920
ilaa
1922
, laakiin nasiib darro, farta nuuaan ah bulshada oo dhan may gaarin. Markii hore waxa jiray muran ku saabsan farta ay yeeln doonto luqada soomaaligu. Faro kala duwan oo la soo qori jiray waxa ka mid ah
Farta Boorama
,
Farta Kadarre
iyo Farta Wadaadka oo ah farta carabiga. Waxaana
1972
lagu wada hishiiyay
farta laatiinka
ah. Waxa ay ahayd fartii ugu horaysay ee ay
Soomaali
qorto.
Sidoo kale fiiri
Linkiyo kale
Tixraac