Af-Carabi
|
---|
|
al-?Arabiyyah
in written Arabic (
Naskh
script)
|
Dhawaaq
| /??arabiː/
,
/?al?ara?bijja/
|
---|
Dhalad u ah
| Wadanada
Jaamacada Carabta
, iyo deegaano kale oo ka tirsan
Afrika
,
Aasiya
iyo
Yurub
|
---|
U ah afka hooyo
| 290 million - 420 million (2017)
[2]
[3]
|
---|
Qoyska luqada
| |
---|
Early forms:
| Af-carabi wakhti hore
Af-Carabigii hore
Af-Carabigii dhexe
|
---|
Standard forms
| Modern Standard Arabic
|
---|
Dialects
|
Yememni
Judeo-Arabic
|
---|
Hab qoraalka
| Far Carabi
Arabic Braille
Syriac alphabet
Hebrew alphabet
Greek alphabet
|
---|
|
Ka ah Luqad rasmi
| Af-Carbigu waa luuqada dowliga ee 28 wadan, iyo luuqada sadexaad ee ku xigta Af-Ingiriiska iyo Af-Faransiiska
|
---|
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay
| |
---|
|
ISO 639-1
| ar
|
---|
ISO 639-2
| ara
|
---|
ISO 639-3
| ara
?
inclusive code
Individual code:
arq
|
---|
Luqadda la adeegsado
| 12-AAC
|
---|
Wadanada Af-Carabigu ka yahay luuqada koowaad (midabka cagaarka)
|
cagaarka waa wadamada afka carabigu afka kali ah rasmiga; buluuga daran: wadamada afka carabiga iyo af kale laga isticmaalo; buluuga khafiifka ah wadamada carabiga luuqada labaad uu ka yahay ama carabtu ku yaryihiin
|
{{{1}}}
|
Luqada Carabiga
(
Af Ingiriis
:
Arabic
;
Af Carabi
: ??? ?????) waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo
Qof
, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay
Qur'aanka
kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida
Sonkor
waxa kamida (Alcohol)=(??????) (Admiral)=(???? ?????) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada
Jad
,
Eratareya
,
Israaiil
iyo
Qaramada Midoobay
.
Luqadaha ka tafiirmay
Qaybaha dhawrista fiilka Carabiga
Waxaa jira 19 qaybood oo dhawrista fiilka carabiga. Waxay tahay:
- Qaybaha I:
- ?????? ????????
- ?????? ????????
- ?????? ????????
- ?????? ????????
- ?????? ????????
- ?????? ????????
- Qaybaha II:
- ???????
- ?????????
- ???????? ???????? ????????? ???????
- Qaybaha III:
- ???????
- ?????????
- ?????????? ??????
- Qaybaha IV:
- ????????
- ????????
- ????????
- Qaybaha V:
- ????????
- ??????????
- ???????? ?????????
- Qaybaha VI:
- ?????????
- ???????????
- ????????
- Qaybaha VII:
- ??????????
- ??????????
- ??????????
- Qaybaha VIII:
- ??????????
- ??????????
- ??????????
- Qaybaha IX:
- ?????????
- ?????????
- ??????????
- Qaybaha X:
- ????????????
- ????????????
- ????????????
- Qaybaha XI:
- ??????????
- ??????????
- ??????????
- Qaybaha XII:
- ????????????
- ????????????
- ???????????
- Qaybaha XIII:
- ???????????
- ???????????
- ??????????
- Qaybaha XIV:
- ????????????
- ????????????
- ??????????
- Qaybaha XV:
- ???????????
- ???????????
- ??????????
- Qaybaha Iq:
- ????????
- ??????????
- ????????? ???????? ???????? ???????
- Qaybaha IIq:
- ??????????
- ????????????
- ?????????
- Qaybaha IIIq:
- ????????????
- ????????????
- ??????????
- Qaybaha IVq:
- ???????????
- ???????????
- ????????????
Halka ay kasoojeedo carabigu
Afcarabigu waa mid kamida bahda
Luqadaha Semitiga
, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan
Afrika
iyo
Aasiya
Meelaha laga isticmaalo xuruufta Af Carabiga
Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga
|
Aduunka meelaha laga isticmaalo.
|
|
→ Wadamada sida rasmiga ah u isticmaala xarfaha luqada carabiga.
|
|
→ Wadamada aan sida rasmiga ah u adeegsan xuruufta af carabiga.
|
[4]
- ↑
???????
- ↑
Ethnologue
. Simons, Gary F. and Charles D. Fennig (eds.). 2017. Ethnologue: Languages of the World, Twentieth edition
//www.ethnologue.com/language/ara
. Soo qaatay
21 March
2017
.
- ↑
. 18 December 2014
http://www.unesco.org/new/en/unesco/events/prizes-and-celebrations/celebrations/international-days/world-arabic-language-day/
. Soo qaatay
12 February
2014
.
- ↑
https://www.britannica.com/topic/Arab