Buluuto

Ka Wikipedia
Buluuto

⯓

Bluto ( Af Carabi : ar ‎, Af-Taliyaani : Plutone , Af Ingiriis : Pluto ; astaan: ⯓[1] ama ♇[2] ) waa meere yar oo ka samaysan dhagaxaan iyo baraf oo ku yaala cidhifka Bahda Midaysay Qoraxdu . Bluto waa meeraha tobanaad (10) ee ugu cufka iyo mugga weyn Bahda Midaysay Qoraxdu, sidoo kale waa 1/6 xajmiga dayaxa dhulka .

Meerahani wuxuu u jiraa qoraxda masaafo lagu qiyaaso 4.4 - 7.4 bilyan kilomitir, waxayna ku qaadataa ilaa 49 sanno in uu hal mar qoraxda ku wareego. Taas micnaheedu waa halka sanno ee Bluto wuxuu u dhigmaa 49 sanno dhulka .

Meerehan waxa la helay sanadku markuu ahaa 1930kii, isla markaana lagu daray tirada Bahda Midaysay Qoraxdu .

Meeraha Bluto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

  • Charon oo ah dayaxa ugu weeyn kaas oo le'eg kala badh xajmiga Bluto.
  • Nix
  • Hydra
  • Kerberos , iyo
  • Styx

Taariikhda Docay [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Tirada Dayax ee Bluto [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Meeraha Bluto wuxuu leeyahay shan (5) dayax oo kala ah:

  • Charon oo ah dayaxa ugu weeyn kaas oo le'eg kala badh xajmiga Bluto.
  • Nix
  • Hydra
  • Kerberos , iyo
  • Styx

Buluuto : Clyde William Tombaugh, 1930 .


  1. JPL/NASA (2015-04-22). Jet Propulsion Laboratory https://www.jpl.nasa.gov/infographics/what-is-a-dwarf-planet . Soo qaatay 2022-01-19 .   Maqan ama ebar |title= ( caawin )
  2. John Lewis, ed. (2004). (2 ed.). Elsevier. p. 64.   Maqan ama ebar |title= ( caawin )