Bariga Dhexe
(
Af Ingiriis
:
Middle East
;
Af Carabi
: ????? ??????) waa mandaqad Juquraafiyeed Kakooban Wadamada Galbeedka
Aasiya
iyo Waqooyiga
Afrika
. Mandaqada Bariga Dhexe waxa ay Hadhaysaa badaha
Badacas
Gacanka Carabta
Bada Dhexe
iyo
Bada Carbeed
Magacani waxa uu tilaamayaa xadaaradaha iyo taariikhda mandaqadan.magacan waxa labixiyaay xiligii ay nimankii juquraafaystayaasha ahaa caalamka u qaybiyeen mandaqado.taasina waxa ay ahayd xili aad u fog.
Bariga Dhexe waa mid kamida meelaha caalamka ugu Rabshadaha badan ee reer galbeedku aad ugula joraan gacanta si ayna rabshaduhu uga dhamaan markasta.
somaliland oo somalida kasoo jeeda isir ahaan carabta ahna isir ahaan carab ma aha lakiin siyaasad ahaan bay u caraboobeen
dad ku adag diintooda, dalkooda iyo dadkooda islaamka ah dhamaan waxa ku jira cadaadis xaga reer galbeedka ah bariga dhexena aanu siin ahmiyad waa wadan haysta nabad buuxda horumar leh dhaqaale leh balse aan ku filayn hoos ha loo eego yaa ehlu carab yaa ehlu islaam
Coordinates
:
29°00′00″N
41°00′00″E
/
29.0000°N 41.0000°E
/
29.0000; 41.0000
Bariga Dhexe
waxaa la isku dhahaa ama ee u badantahay dhulka ee carabta degto, waxeena ku taalaa
Koonfurta
Galbeed
ee qaarada
Aasiya
iyo
Woqooyiga
qaarada
Afrika
. Wadamada ee bariga dhexe ka koobantahay waxaa ka mid ah.