Coordinates
:
43°33′15″N
5°36′16″E
/
43.554142°N 5.604438°E
/
43.554142; 5.604438
Bablo Bekaso
(Pablo Picasso, 1881-
1973
) waxa uu ahaa
farshaxan
iyo
fanaan
waxa uu u dhashay wadanka
Isbania
waxa uu dhashay sanadii
1881
waxa uu ahaa mid kamida kuwa ugu caansan farshaxanada caalamka .waxa uu kudhashay magaalda
malaga
waxa uu bikaaso fanka iyo farshaxanimada kusoobiiray goorhore isaga oo aad uyar.