한국   대만   중국   일본 
Alwaax - Wikipedia Jump to content

Alwaax

Ka Wikipedia
Noocyo badan oo ka mid ah alwaaxa
gobol ka mid ah geed la jaray

Alwaax ( Af Ingiriis : wood ; Af Carabi : ar ‎) (sidoo kale loo yaqaano qori ) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah. Alwaaxa waxaa asal ahaan laga keenaa qeybaha geedka , waxaana loo isticmaalaa in laga sameeyo agab lagu isticmaalo aqalka , xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska , kursiga , Armaajada , qeybo ka mid ah baabuurta , albaabada , iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Sidoo kale fiiri [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Tixraac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]