Albert Einstein
waxa uu ahaa nin aad ugu takhasusay cilmiga fiisigiska waxa uu dhashay 14 march
1879
. Waxa uu dhintay 18 abril
1955
. Waxa uu u dhashay wadanka
Jarmalka
waxa uu waxbrashadiisi ku qaatay dugsiga swiss federal plytechnic aabihii iyo hooyadiiba waxay ahaayeen yuhuud.waxa uu helay dhalashooyinka
Maraykanka
iyo
Iswiisarland
.
[1]
Waxa uu ku guulaystay
1921
jaaisada looyaqaano Nobel. Kadib markii la'aasaasay dawlada Israaiil. Waxaaloosoo bandhigay in uu noqdo madaxwaynaha, Israaiillaakii wuu diiday. Isaga oo jeclaa in aanuu dhexgelin Siyaasadda.waxa uu in badan kahadlay in yahuuda iyo falastiiniyiintu ay nabad kuwada noolaadaan Falstiin.
Waxa uu dhashay 1879. Waxa uu ku dhashay magaalada olam laakiin nolashiisa inta badan waxa uu ku qaatay magaalada munikh.aabihii waxa uu kashaqayn jiray. Baalka lagasameeyo barkimooyinka
in kasta oo uu ahaa yuhuudi hadana waxa uu wax kabartay dugsiga bilawga oo eey maamuli jiraty, kaniisada kaatooliga ah,laakiin wuudiiday oo wuu kasoo horjeeday, fikradas, ilaaha qofka ah, sidookale waxa uu kasoo horjeeday, diin oodhan, subxaana laah, albert, waxa uu kusoo caanbaxay, ama uu heerka kagaadhay, waa cilmiga, physcska,oo si wayn loogu qadariyo ilaa hada, waxa kale oo uu bartay garaaca muusiga, waxaa wax ka qoray (ilyaas c/raxmaan maxamed).
E=mc²
- ↑
https://www.nobelprize.org/prizes/physics/1921/einstein/biographical/