African National Congress
African National Congress
Waa urur kajira wadanka
South Africa
. Urukaan Waa urur udagaalama xaquuqda xoriyada iyo gumaysi diidka wadanka kajira. Ururkaan oo jirey
Nelson Mandela
ka hor ayaa Wuxuu aad usoo shaacbaxay markii Mandela ku soo birey. Rag badan iyo dadkalo naftood hurayaal ah ayaa uso halgamay ururkaan. Ururkaan oo wali kajira South Africa ayaa waxaa kamid ahaa madaxda soo martay Mandela iyo Jacob Zuma oo hada talada wadanka haya.